Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

 Beesha sade darood ee magaalada Toronto oo maanta qado sharaf u sameysay Garaad Jamac Garaad Ali


 Toronto- December 14, 2006
Waxaan maanata xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Garaad Jamac Garaad Ali magaalada Toronto taas oo ay soo agaasimeen jaaliyada sade darood ee wadanka Canada,Xafladan oo ahayd mid aad u qurux badan ayaa waxay ku dhamaatay Farax iyo isafgarasho....

 

Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hersi Ugaas Moha\med oo isagu ah wakiilka Ugaas ee canada ayaa goobtaa ku soo dhoweeyey  garaad Jama Garaad Ali.

Kulankan oo laga soo jeediyey gabayo,buraanburo iyo sugaan kaleba ayaa waxaa kale oo ka soo qaybgalay qaar ka mid ah fanaaniintii qaranka soomaaliyeed.

Mohamed ugaas hashi oo isagu halkaa ka soo jeediyey khubad aad xiiso u lahayd ayaa ahaa isinkii ku soo dhoweeyey Garaad Jama Garaad Ali.

wax garadkii barfnaamijkan soo qaban qaabiyey ayaa waxaa ka mid ahaa.

  • Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hersi Ygaas Mohamed
  • Ahmed sheikh Abdi
  • Ali Mohamed Ali (Ali Hashi)
  • Dr Abdi rahman Khallif  Shire
  • Faisal Gure

Isla galabta ayaa sidoo kale waxaan garaad jama Garaad Ali casho sharaf u sameeyey gabdhaha ka soo jeeda gobolada SSC,ayaa oo garaadka loogu soo bandhigay barnaamij gaar ah oo loogu talo galay soo dhoweyntiisa.

Fadumo Abdi Baradho oo iyadu ka mid ahayd dadkii soo agaasimey xafladan ayaa xargaga online u sheegtay,in  uu  ku yar yahay waqtiga joogitaanka garaadka ee magaalada Toronto una baahan yihiin in garaadku mar labaad ku soo laabto Toronto.

Garaad Jamac Garaad Ali oo isagu maanta ladaba gelinba xafladahan ku dhex jirey ayaa sida la filayo wuxuu Toronto ka tegi doonaa maalinta khamiista,isagoo isla caawa shir la qaatay culamaa udiinta ka soo jeeda gobolada SSC.

Xigasho: AMJ.. ..Toronto

 

Copyright 2006 Ceegaag Online