Ceegaag Online

Ceegaag news

 

Somali links

RadioLaascaanood1
Realnugaal
Allpuntland
CBC news
CBS news
CNN news
Africa newspaper
Aljazeera
alldarwiish
allmudug.com
allpudhtland
allsanaag
aminarts
baraawepost.com
bashaal.com
buuloburde
dayniile.com
Xuddun news
hawdiyonugal.com
hornafrik
horseediidnet
idaacada SBC
kalabaydh.com
laascaanod.com
markacadeey.net
onkod.net
radio shabelle
Radio widhwidh.com
Radiossc.net
RadioWarsan
riinji.com
somaliland.net
waagacusub.com
wabishabeele
www.xargaga.com

 

shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

HUNGOWGA QABQABLAYAASHA,HANKA MAXKAMADAHA,HIMILADA DAWLADA,IYO HAMMIGA CAALAMKA .

Qormada maqaalkan ayaa waxa aan kaga hadlayaa Hungada qabqablayaasha,hanka maxkamadaha,himilada dawlada federaalka soomaaliya,iyo himilada caalamku u muujiyey. 

tan iyo markii ay burburtay dawladii dhexe ee somaliaya ee uu hogaamin jiray alle ha u naxariistee Gen.max'ed siyaad barre waxa gudaha dalka soomaaliya ka bilaabmay dagaalo sokeeye oo dad fara badani ku le'edeen kuwo kale ku barakaceen. 

Dagaaladaasi sokeeye waxa ay ugu badnaayeen koonfurta soomaaliya siiba caasimada muqdisho,dagaaladaasi waxa waday oo hurinayey dagaal oogayaashii riday xukuumadii rayidka ahayd ee soomaaliya. 

Qabqablayaasha dagaalka oogayey waxa ay ku xisaabtamayeen inaysan dawlad aanay ka dhalan soomaaliya ayna noqdaan kuwo dadka dhiigooda iyo dheecaankooda cuna.

 

Dunida caalamku waxa ay isku dayeen oo isku taxalujiyeen inay soomaaliya dawlad u dhisaan mana suurtoobin tiraba 15jeer ayaa hogaamiye kooxeedyada soomaaliya shirar kala gedisan loogu qabtay qaaradaha aduunka balse wax natiijo ah kama soo baxin.

 

Sanadkii 2000 ayaa dawlada kenya ee ay soomaaliya dal wadaaga ama deriska yihiin ay ku dhawaaqday inay shir u qabanayso hogaamiye kooxeedyada soomaaliya shirkaasi oo ka furmayey magaalada eldoret waxa ka soo qayb galay gebi ahaan qabqablayaasha iyo caalamka intii danaynaysay horumarka wadanka soomaliya.

 

hadal iyo dhamaan shirkaasi oo afar sano socday waxa madaxweyne ka noqday Cabdullahi Yuusuf axmed

 

Dhisidii dawlada ka dib waxa dhacday in ay soomaaliya inteeda kale la xasiliyo marka laga reebo caasimada muqdisho oo ay iyada ay dagaal ka hurinayeen qabqablayaal aan hadda meel ay jaan cidhib dhigeen la hayn.

 

dagaal oogayaashii waxa ku soo baxay midowga maxmadaha oo iyagu sheegay markii hore inay dadka ka xoraynayaan dagaal oogayaasha dhiiga dadka cabaya waxna la odhankaraa qabqablayaashii hungoobe,balse markii maxkamaduhu ay qabqablayaasha kaga dhigeen kabtay meeday waxa ay hankooda ku dhiibteen inay somaliya iyaga wax laga waydiiyo taasi oo u muuqadta maxkamaduhu waa xil doon ee maaha dadkaan u gurmanaynaa.

 

webmaster@ceegaag.com

 

QUBANAHA

Maxaa ka danbeeya imaatinka Laascaanood ee Madaxda Puntland, malaha ujeedadu waa khayraadka............

 Cade Muuse ma Khiyaanadii boqor Cismaan Daraawiish ku dhigay ayuu shacabka SSC la damacsan yahay.qore  siyaasiga cali dhuux

 
 

 







 

Copy right 2006 ceegaag news     Designed by Ustaadmedia