Wasiirkii hore ee amniga
Puntland General C/laahi Saciid Samatar oo si diiran ay usoo
wada dhaweeyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston
(Boston,
April 03,
2010 Ceegaag Online)
Xaflad si aada loo soo agaasimay laguna soo dhaweenayay
wasiirka Amniga ee dawlad goboleedka Puntland General C/laahi
Saciid Samatar ayaa ka dhacday qolalka shirarka ee ASEDON
rugta waxbarashada, Tabobarada iyo Wacyigalinta Soomaaliyeed
ee Boston.
Xafladan oo ay abaabuleen Jaaliyada Puntland ee Boston
ayaa waxaa kasoo wada qaybgaly dhamaan qaybaha
bulshada reer
Boston.
Waxaa goobta quraanka ku furay Doolaal

Waxaa shirka daadihinayay C/qaadir Hindi

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Cabdulaahi Madey

Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Maxamed Aadan

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Kornayl Takar Dhagayso

Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Sahra Warfaa Dhagayso

Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Dr. Bocoriini Dhagayso

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Dr. Xuseen Dayib Dhagayso

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Kornayl Carab Dhagayso

Waxaa isna wasiirka magaca Puntland
Diaspora ku soo dhaweeyay Dr. Burhaan Dhagayso

Waxaa kale oo wasiirka Soo Dhaweeyay
Xildhibaan Faadumo Daahir
Dhagayso

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Cabdirisaaq Baale

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Shariif Cabdiqafaar Dhagayso

Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Warsame Aadan Dhagayso

Daawo
Sawirada Soo Dhaweenta General C/laahi Saciid Samatar ee
Boston
                      
Daawo sawirada qaybtooda 2aad
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |