Askariyad ka
tirsan Kooxda Sahnuuniyiinta bariga dhexe oo tidhi
wakhtigeedii ugu wanaagsanaa Askarinimadeeda waxaa uu ahaa
markaan ciqaabayay reer Falastiin
(Palestine, August 16,
2010 Ceegaag Online)
Waxaa baryahan danbe aad loo hadal hayaa dalkan maraykanka
oo busaaradeestay lacagihii iyo deeqihii uu siin jiray
aduunka intiisa kale.
Waxaa carabka lagu
adkeenayaa lacagaha deeqaha ah ee uu sanad walba siiyo
wadamada ay ka mid tahay Masaaridu iyo kuwa xooga ku haysta
dhulka Falastiiniyiinta ee sahnuuniyada bariga dhexe.
Hadaba akhristoow waxaanba
laga xishoonayn baryahan danbe ciqabta lagu hayo dadka
Islaamka ah taasoo noqotay mid lagu xaragooda bal eeg
sawiradan
Sawiradan ayaa lagasoo
minguuriyay aaalada casriga ah ee shabakadaha
isgaadhsiinta qaybteeda wajahada ama loo yaqaano 'Facebook'.
Haweenaydan ayaa sawiradaa
raacisay qoraal ay cinwaan uga dhigtay wakhtigii ugu
wanaagsanaa ee askarinima-dayda iyadoo ku nuux nuux satay
inay ku kacsanasay markii ay sida arxandarada ah ula
dhaqmasay dadka rayidka ah ee reer Falastiin.
webmaster@ceegaag.com |