Wariye
Cabdulaahi Cumar
Geedi oo ka tirsanaa idaacada Daljir oo Caawa lagu
dilay Gaalkacayo.
(Gaalkacayo,
August 31,
2010 Ceegaag Online)
Allahu
Naxriiste
Waxaa caawa magaaladda Gaalkacyo ee
xarunta gobolka Mudug lagu dilay Weriyef
Cabdulaahi Cumar Geedi oo kamid ahaa Suxufiyinta ka
tirsanaa idaacada Daljir.
Dilka
Suxufi Cabdulaahi waxaa uu dhacay fiidnimada caawa, waxaana
geystay koox hubeysan iyadoo ilaa iyo hada aan weli la
cadeyn sidaa uu dilkiisa u dhacay.Meydka Weriyaha ayaa
iminka yaalla Isbitaalka magaaladda Gaalkacyo,waxaana
ciidamada amniga ay wadaan baaritaano la xirrira qaabka uu
dilkiisa u dhacay.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |