Qaybtii
2aad ee Xafladii dhaqaalaha loogu ururinayay Jaamacada Gedo
ee ka dhacay
masjid jaamaca Magaalada Boston Axadii
(Boston,
June 01,
2010 Ceegaag Online)
Xaflada
qaybteedan
waxaa xidhiidhinayay C/qaadir Hindi waxa uu u
dhacay sidatan
Dhagayso

Waxaa Goobta Lagu soo
dhaweeyay Suldaan oo Sharaxaad ka bixiyay Waxyaabaha ku
kalifay inay u qumaan Dib u yagleelida Xarumaha Tacliinta
Sare ee Soomaaliya siiba Jaamacada Gedo.
Dhagayso
 
Suldaana waxa uu goobta
u baneeyay Pro. Cabdirisaq Xasan oo warbixin ka bixiyay waxyaabaha Uruka aan
macaashka ku dhisnayn ee SDF oo u turjunsan Aas Aaska
Dhismaha hurunmarineed ee Soomaaliya (Somali Development
Foundation) ka qabtay Guud ahaan Soomaaliya Gaar ahaan
gobolka Gedo
Dhagayso
 
Xaflada qaybteedan
waxaa xidhiidhinayay halyay
Siciid Xasan
waxa uu u
dhacay sidatan

Sidoo
kale Waxaa
isna goobta ka hadlay Pr. MJ oo yidhi Dhagayso

Waxaa
isna goobta ka hadlay Macalin Faarax oo yidhi Dhagayso
 
Sidoo
kale Waxaa
isna goobta ka hadlay Macalin Warfaa oo yidhi Dhagayso

Sidoo
kale Waxaa iyana goobta ka hadashay Dr. Siraad Aadan
waxaana hadaladeedii kamid ah Dhagayso

Sidoo
kale Waxaa iyana goobta ka hadashay Shamhaad Xalwo
waxaana hadaladeedii ka mid ahaa Dhagayso

Sidoo
kale Waxaa
isna goobta ka hadlay Macalin Warfaa oo yidhi Dhagayso

Sidoo
kale Waxaa
isna goobta ka hadlay Macalin Warfaa oo yidhi Dhagayso

Waxaas Xaflada soo
Gunaanaday Madaxa Refugee Immigrant Assistance Center (RIAC)
Mayan Gaas waxaana hadaladeedii ka mid ahaa Dhagayso

 
Waxaa goobta ka gabayday
Safiyo Idiris iyana waxay ku wareejisay Khadro
Dhagayso

Waxaa Shahaado Sharaf ay
gudoonsiiyeen Uruka aan macaashka ku dhisnayn ee SDF oo u
turjunsan Aas Aaska Dhismaha hurunmarineed ee Soomaaliya
(Somali Development Foundation) Haweenka Magaalada Boston.
       
Daawo Sawiradii kale ee
xaflada Qaar ka mid ah
                     

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |