Garaad C/laahi Garaad
Soofe oo tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka
Geeriyooday Caaqil
Xaaji Axmed Aadan Xaad
(Buuhoodle,
May 12,
2010 Ceegaag Online)
1 GARAD C/LAAHI GARAD
SOOFE
2 COL CIISE GARAD SOOFE
3.PRO C/RASHID GAARD SOOFE
4 DR CISMAN GARAD SOOFE
5 C/RISAAQ GARAD SOOFE
6 SALEEAAN GARAD SOOFE
7 C/CASIS GARAD SOOFE
8 C/CASIS ISMACIIL GARAD SOOFE
9 C/CASIS XAASHI GARAD SOOFE
10 CIISE AXMED GARAD SOOFE
11 MAXED AXMED GARAD SOOFE
12 CISMAN GARAD C/LAAHI GARAD SOOFE
13 MUUSE GARAD C/LAAHI GARAD SOOFE
14 MAXED CIISE GARAD SOOFE
IYO DHAMAN QOSKA RER GARAD SOOFE OO KALA JOGA DAFAHA
ADUUNKA WAXAY TACSI U DIRAYAN EHELADII IYO QARABADII UU
KAGEERIYOODAY Caaqil xAAJI AXMED AADAN XAAD OOO KU
GEERIYOODAY BUUHOODLE TARIIKHDU MARKAY AHAYD 11/5/2010 IYO
DHAMAN UMADA RER BUUHOOXDLE IN ILAHAY SAMIR IYO IIMAN
KASIIYO GEERIDAS ISNA ILAHAY KAWARAABIYO JANA FARDUUSA AMIN
AAMIN
Sidoo kale waxaa tacsi nasoo
gaadhsiiyay
KA; JAALIYADA SANJOSE CALIFORNIA USA INAA LILAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
ILAAHAY WUXUU QAATO IYO WUXUU BIXIYABA ISAGAA LEH ,NAF
KASTANA ILAAHAY AGTIISA WAKHTI GO,AN BAY KU LEEDAHAY.
DHAMAAN JAALIYADA SANJOSE ,CALIFORNIA WAXAY TACSI BOGAN UGA
SOO GUDBINAYAAN EHELKII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAYDAY
XAAJI AXMED ADAN XAAD ,ILAAHAY JANADII HA KA WARAABIYO
QABRIGANA HA U NUURO, WUXUU AHAA SAXIIBAL QURAAN.
AAMIIN ...AAMIIN .....AAMIIN
MATAAN CUMAR (BUDHYAR
webmaster@ceegaag.com |