Roobab mahiigaan 24 saac ee ugu
dambeeyay ka curtay tuulooyin dhaca galbeedka kismaayo
Roobab mahiigaan 24 saac ee ugu
dambeeyay ka curtay tuulooyin dhaca galbeedka kismaayo
ayaa ah mid sidiiran usoodhawayeen dadka beeralayda xoola
dhaqatada ku dhaqan tuulooyin ay kamid yihiin kaan jaroon
sacmoojo iyo cabdila biroolae
Isagana hakad galiye isu socodkii
gadiidka iskaga galagooshi jiray magaalada kismaayo iyo
tuulooyinka galbeed
Mid kamid ay daroowalada isticmaala
wada isku xirta kismaayo iyo buula xaaji ayaa ii
xaqiijiyay in ay adag tahay seda lagu gudbo wadadaas isla
markaana aysan gudbi Karin gawaarida yar
Roobabkaan xiliga deerta oo ay filayeen
xooladhaqatada jobooyinka oo si diiran usoodhaweeyeen
inkastoo goobaha ugu darnaa ay kajirtay biyo la.aanta ay
tahay galbeedka kismaayo madaama waqooyga kismaayo uu maro
wabiga jubba iyo beeralayda oo matooro saran jiray wawiga
jubba
Roobabkaani ayaa biloow u ah xiliga
deerta inkastoo qaarbadan katirsan koonfurta iyo bartamaha
ay ku dhufteen abaaro xoogan ayaa hadana waxaa jira
mudaaharaadyo roob doon ah oo kadhacay qaar kamid ah
gobolada dalka
Si kasto uu xaalka yahay roobabkaani
kacurtay galbeedka kismaayo ayaa ku beegmaya xili maalmo
kahor gudaha kismaayo uu ka dhacay mudaaharaadyo roob doon
ah
Jaamac Cabdulaahi Cabdi Ukun
Shabaka Ceegaag, Kismaayo
Ukun2010@hotmail.com