Baaq
nabadeed: Hadaanu nahay qubajoogta Yaxye Cabdale
(Laandheer,
October 21,
2010 Ceegaag Online)
Waxaanu Baaq nabadeed
udiraynaah dadkii mashaqadu sookala gaadhay duleedka tuulada
laandheer.
Marka koobaad waxaanu tacsi
udiraynaah dadkii ay kageeriyoodeen ubadkoodii iyo ehekii
aadka ujeclaa waxaanuna leenahay ilahay samir iyo iimaan ha-idinka
siiyo cawil khayr qabana ha-idinkubadelo aamii,
Marka labaad waxaanu qaaq
gooni ah udiraynaah beesh Yaxye Cabdale in aad arintaas
xalisaan sida ugu wanaaga badan oo aad kudhamaysan
shareecada Islamka dadkaa ehelka ahna ee dhibtu soogadhayna
isku taxaluujisaan sidii qalbigooda oo dhayi lahaa oo ayn
arintani mar dambe usoonoqon loona fududeeyo waxa
aydoonayaan.
Marka sadexaad waxaanu
kacodsanaynaa labada reer ee walaalaha ah
In ay wada shaqeeyaan oo
iska ilaaliyan cadiifada iyo qabyaalada aan wax wanaaga
lahayn waxn aan wanaajin islaax iyo wanaagana kawada
shaqeeyan waxaad kale oo ogataan in aan laba reer isdilin ee
dhalin yaro isdishay arituna ku-eekaato dadkii dhibta
geystay.
Baaqan waxaa soodiray
dadkan hoos kuxusan
1-
oday mahamuud nuuh haji mahamed
2-
ing Ahmed muhumed sh Ahmed
3-
ing Khadar Ahmed nuur boos
4-
Cabdi Alibulqaas sh Ahmed
5-
Adan Muhumed sh Ahmed
6-
Sh mahamuud mahamed dhere
7-
Hamse Cabdirahmaan Calawaash
8-
Mahamud haji Cabdilaahi sh ahmed
9-
Cabdiqani Cai Cawaale
10-
Saleebaan Mahmuud Yusuf
11-
Ciamaan Cawad Guleed
12-
Khadar Yusuf Tawakal
13-
Hasan Jaamac
14-
Aadan Ahmed Nuur Boos
15-
Yusuf Tawakal
16-
Ayah Jamac ow Cilmi
17-
Cawil Jamac
18-
Col Daahi weyne dahir Jamac
19-
Mahamed Calibulqaas
20-
Hasan Mahamud Yusuf
21-
Cabdirahmaan gurtin Cawad
22-
Cabdifataax Saleebaan Siciid Sh
23-
Yasiin Jaamac Galbeedi
24-
Siciid Cawed Guleed
25-
Mahamud Cumar Yaxye
26-
Mahamed Cumar yahye
Bulqaas
U S A
webmaster@ceegaag.com |