Kororso Aqoontaada $20
Dollar iyo Dhacdadii 9/11.
(Boston, April 21, 2011
Ceegaag Online)
Mucjisada $20-ka Cusub ee Basaliga ah
1) Isku laab $20 si siman dhinaciisa danbe...

2) Isku soolaab markale , adigoo raacaya sida ka muuqata
sawirkan hoose....

3) Soo laab cidhifka kale, adigoo isla simaya sida ka
muuqata sawirkan hoose....

4) Kadibna, dhinaca kale urog $20 eeg
aad laablaabtay...

Waxaa idiinka muuqanaya labada dhinac ee labaatanka
duuduubani waa..
1) Pentagon oo Holcaya.

2) Labadii darood ee mataanaha ahaa oo qiiqaya...

Hada waxaad u fiirsataan sawirkan hoose....

Intaas waxaad Ku darsataa.......
Tirada Labaatan waxaad
ku heli kartaa isku
geynta
Labadan tiro ee
kala
ah...9+11=20
Taas oo kadhin September 11,
C/risaaq Mohamed X. Cali
Boston, USA

webmaster@ceegaag.com
|