Maxkamada sare ee
Dowladda Federaalka oo amar ku bixisay in Dambiile
Maxamed Dheere loo wareejiyo Maxkamada G/Banaadir.
(Muqdisho,
March 09,
2011 Ceegaag Online)
Shabakadda Wararka ee Ceegaag Online ayaa lasoo gaadhsiiyay
warqad ka soo baxday Maxkamadda Sare ee dowladda KMG ah
Soomaaliya, taas oo looga hadlayo xarigga Maxamed Cumar
Xabeeb (Maxamed Dheere).
Maxkamadda Sare ayaa amar ku bixisay in loo wareejiyo
Danbiile Maxamed Dheere Maxkamadda gobolka Banaadir oo
dhawaan loo xiray eedeymo ah inuu ka dambeeyay xasuuqa dad
shacab ah.
webmaster@ceegaag.com
|