Maamulka Marwooyinka
magalaada Boston (Isjecel) oo ku dhawaaqay inay taageero
hiil iyo hooba leh la garabtaagan yihiin dowlad goboleedka
lagaga dhawaaqay Taleex.
Anagoo ah marwooyinka magaalada
Boston (Isjecel) waxaan halkan tageero dhiiro galin ah uga
soo jeedinanaa dawlad goboleedka lagaga dhawaaqay magaaladii
loo burburiyay xornimo gaadhsiinta Soomaaliwayn ee Taleex.
Gabo gabadii iyo gunaanadkii waxaan
idiin sheeganaa inaad guntiga dhiisha isaga dhigtaan sidii
dalka iyo dadka loo samato bixin lahaa ee aydaan hamigiina
ku koobin dhulka aad maamulka u samaynasaan oo kaliya.