shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Xubnaha Maamulka Khaatumo oo la shaaciyay.

(Taleex, Jan 19, 2012 Ceegaag Online)

Magacayada Golaha madaxtooyada Khaatumo ayaa kala ah:
- Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)
- Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel)
- Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)- (Dib baa laga dhaarin)
Magacayada Golaha Wasiirada:
1. Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha Khaatumo
2. Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Khaatumo
3. Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Khaatumo
4. Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga Khaatumo
5. Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada Khaatumo
6. Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaham Khaatumo

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com