Tacsi: ku socota qoyska reer Cali Bulay
(Gaaroowe, July 06, 2012, Ceegaag Online)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU
NAFSIN DAA'IQATUL MOOTI”
Dhamaan reer
Xaaji Cali Cilmi Iidle ayaa halkan tacsi uga diraya dhammaan
qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum C/laahi Saalax
maxamed Cali Bulay (Nadalo) oo gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada
Garoowe ee xarunta Puntland.
Waxaan sigaara uga tacsiyadeenanaa
dhamaan reer Saalax Maxamed oo ugu horeeyo Garaad Abshir
Saalax iyo Qoysaska
marxuum C/laahi Saalax maxamed Cali Bulay
(Nadalo). Waxaan Marxuumka ilaahay
uga baryanaa inuu u danbi dhaafo. Qoyskiisii iyo qaraabadana
samir iyo iimmaan ka siiyo Aammiinn.
Ceegaag@hotmail.com
webmaster@ceegaag.com
|