shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos: Dr. Cabdiqani Maxamed Cawaale iyo Bahja Aadan Abiib oo meherkoodu ka dhacay magaalada Sanca ee dalka Yeman 5/5/2012

  

(Sanca, Yaman.  May 11, 2012 Ceegaag Online)

        TAHNIYAD AROOS

  • 1.      Hooyo  Fadumo Cawaale Cilmi  aabe Aadan Abiib  iyo caruurtooda hibo  Aadan Abiib 

  • iyo Xamse Adan Abiib  iyo dhamaan reer Abiib

  • 2.      Cali Cawaale Cilmi iyo xaaskiisa iyo carruurtooda

  • 3.       Ifraax  Maxamed Cawaale  iyo ilmaheega iyo odaygeeda

  •  Saleebaan iyo Maxamuud Maxamed Cawaale

  • 4.      Dr. Rooda Maxamed Cawaale iyo inankeeda Cilmi

  • 5.       Yaasiin Maxamed Cawaale iyo xaaskiisa  Caasha  Cabdi iyo caruurtiisa,

  • 6.      Ing. Cabdixakiin Maxamed Cawaale iyo Xaaskiisa Faadumo  Xuseen  iyo Caruurtiisa 

  • 7.       Khadra  Maxamed Cawaale ,

  • 8.       Cabdicasiis Maxamed Cawaale,

  • 9.       Jamaal Maxamed Cawaale ,

  • 10.  Koos Maxamed Cawaale,

  • 11.   Kowsar  Maxamed Cawaale

  • 12.   Qaadi Cabdiraxmaan  Cawaale Cilmi  iyo dhamaan caruurtiisa 

  • 13.   Saynab Cabdiraxmaan Cawaale odaygeeda iyo caruurteeda 

  • 14.   Khadra Cabdiraxmaan  Cawaale iyo odaygeeda Jaamac iyo caruurteeda,

  • 15.  Yaxye Cabdiraxmaan Cawaale ,

  • 16.  Cawaale Cabdiraxmaan Cawaale

  • 17.  Proffessor Siciid Cabdiraxmaan Cawaale

  • 18.  Sacad Cabdiraxmaan Cawaale

  • 19.  Xamse Cabd,iraxmaan Cawaale

  • 20.  Saakin Cabdiraxmaan Cawaale,,

  • 21.  Dr. Kaahin Cawaale Cilmi iyo xaaskiisa iyo carruurtooda

  • 22.  Farxiya Xasan Cawaale odaygeeda iyo carruurtooda

  • 23.   Nimco Xasan Cawaale odaygeeda iyo gabadheeda

  • 24.  Kaynadiin Xasan Cawaale,

  • 25.  Ayaan Xasan Cawaale,

  • 26.  Looyarad Haboon Xasan Cawaale

  • 27.  Dr.  Idil Xasan Cawaale

  • 28.   Hodan Xasan Cawaale iyo hooyo Aamina Cabdi

  • 29.  Xalwo Cawaale iyo caruurteeda

  • 30.  Sahra Cawaale iyo caruurteeda Cabdiqaadir Maxamuud Xasan Dacar, Abdikhadar Xasan Da

  • 31.  Dr. Shamis Cawaale Cilmi,

  • 32.   Burco Cawaale Odaygeeda iyo carruurtooda

  • 33.  Rooda Cawaale Cilmi odaygeeda iyo carruurtooda a

  • 34.  Shugri Cawaale Cilmi

  • 35.  Nimco Cawaale Cilmi

  • 36.  Gaashaanle dhexe Cawil Daahir Cabdi iyo xaaskiisa iyo carruurtooda ,

  • 37.  Ing. Jaamac Daahir Cabdi iyo xaaskiisa iyo carruurtooda

  • 38.   Cabdiraxmaan Daahir Cabdi iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa ,

  • 39.   Iimaan Daahir Cabdi iyo carruurtiisa

  • 40.  Cabdiqaadir Daahir Cabdi caruurtiisa iyo xaaskiisa,

  • 41.  Geele Daahir Cabdi xaaskiisa iyo caruurtiisa ,

  • 42.  Yaasiin Daahir Cabdi ,

  • 43.   Ruqiyo Daahir Cabdi caruurteeda iyo odaygeeda,

  • 44.   Ruun Daahir Cabdi caruurteeda iyo odaygeeda

  • 45.  Sahro Daahir Cabdi iyo caruurteeda iyo dhamaan reer daahir

  • 46.   Ingineer Cabdirashiid Cawed Diiriye ,

  • 47.  Faadumo Xaashi caruurteeda iyo odaygeeda

  • 48.  Nimco Cabdi Daahir iyo caruurteeda ,

  • 49.  Filsan Cabdi Daahir iyo odaygeeda Xuseen iyo carruurtooda

  • 50.  Foosiya Cabdi Daahir iyo wiilkeeda , Maxamed Daahir Cabdi iyo hooyo Sahra Cumar

  • 51.  Umulkhayr Cali Maxamed Caruurteeda iyo odaygeeda ,

  • 52.  Suhuur Cali Maxamed iyo wiilkeeda iyo odaygeeda iyo dhamaan reer Cali Ahamed

  • 53.  Cabdiqani Cali Maxamuud iyo xaaskiisa iyo carruurtooda

  • 54.  Deeqa cali maxamuud odaygeeda iyo carruurtooda

  • 55.  Farxiya Cali Maxamuud odaygeeda iyo carruurtooda

  • 56.  Hooyo Faadumo Nuur

dhammaan dadkaa oo kala jooga UK ,USA, SWEDEN, KANADA, FINLAND, SWESSERLAND, YEMAN , JABUUTI, ITOOBIYA, SOOMAALIYA, gaar ahaan Laascaanood, Xudun iyo Hargeysa  waxay tahniyad iyo boogaadin u dirayaan Dr Cabdiqani Maxamed Cawaale iyo Bahja Aadan Abiib oo meherkoodu ka dhacay magaalada Sanca ee dalka Yeman 5/5/2012 waxaanu ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulkeenii suubanaa scw uu inoo jideeyey (baarakalaahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa filkhayr. waxaananu ilaahay uga bar yaynaa in ay guurkooda kala kulmaan bashbash iyo barwaaqo gurigooduna noqdo guri nagi amiin ayaanu leenahay rabina kala siiyo ubad khayr qaba amiin ,amiin, amiin yaa daljalaali wal igraam.

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com