shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meharka iyo Arooska Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa  Laki Ahmed Cabdiciise. 

(Fairfax, Virginia May 26, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo ay bishu tahay  May 25, sanadka 2012 Meherkoodu iyo Arooskooduba ka dhacay magaalada Fairfax ee gobolka Virginia ee cariga Mareykanka  Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Laki Ahmed Cabdiciise. Meherka oo saacad kahor kadhacay Virginia ayaa waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa meherka Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa  Laki Ahmed Cabdiciise. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

Daawo Sawiradda

ceegaag@hotmail.com

webmaster@ceegaag.com