shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meharka Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa  Laki Ahmed Cabdiciise.

  

(Fairfax, Virginia May 25, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  May 25, sanadka 2012 Meherkoodu ka dhacay magaalada Fairfax ee gobolka Virginia ee cariga Mareykanka  Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Laki Ahmed Cabdiciise. Meherka oo saacad kahor kadhacay Virginia ayaa waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

Dadka hambalyada diraya ayaa waxaa ay kala yihiin.  

Aabe Ahmed Cali Abokor

Hooyo Sarha Muuse Colujoog

Hooyo Siraad Xasan Qambi

Gen. Mohamed Cali Abokor

Cabdilaahi Cali Abokor, xaaskiisa Siraad Aadan iyo Caruurtooda

Dr. Cali Cawl Xuseen, Xaaskiisa Farxiya Faarax Garwiye iyo caruurtooda

Jamaal Xaaji Cali Cilmi, Xaaskiisa Suleekha Siraji & caruurtooda

Luul Yuusuf Suldaan iyo Caruurteeda Ilma Mohamed X. Cali

Dr. Kaafi Ibraahim Xasan, xaaskiisa Aamina Ceelaabe & caruurtooda

Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan  iyo caruurtooda

Eng. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo Caruurtooda

Eng. C/casiis Cali Cawl iyo Xaaskiisa Siman Cali Mire

Mustafe Cali Cawl iyo xaaskiisa

Yaasmiin Cali Cawl

Riyaadh Faarax Cali Cadmeed

Mohamed Mohamed Cali Ayax, xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/laahi Ismaaciil X. Ashkir (Hareeri), xaaskiisa iyo caruurtiisa

Bashiir Xasan Muuse Cawl, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mohamed Mohamed Aaden (Lafoole II), xaaskiisa iyo caruurtiisa

Prof. Abdinur Mohamed Cali Abokor

Abdirisaaq Mohamed Cali Abokor, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Khadra Mohamed Cali Abokor iyo Odeygeeda

Caynaanshe C/raxmaan Abkey, xaaskiisa iyo caruurtooda

Siciid Cali Abokor & xaaskiisa

Mataan Cali Abokor iyo xaaskiisa

Khadar Aaden Isxaaq, xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/fataax Aaden Isxaaq, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Aamina Ahmed Cali (Aftax) iyo Odeygeeda Dr. Ahmed Khaliif iyo caruurtooda

Guuleed Axmed Cali

Nada Ahmed Cali iyo odeygeeda C/rashiid Mohamed & caruurtooda

Canab Ahmed Cali iyo odeygeeda Najiib Shiine

Bood Ahmed Cali

Xuseen Ahmed Cali

Maxamed Ahmed Cali

Mohamud Ahmed Cali

Farxiya Ahmed Cali

Cawaale Ahmed Cali

Fu’aad Mohamed X. Cali

Muuse Mohamed X. Cali iyo xaaskiisa Hoodo Khaliif Cashuur

C/raxmaan Mohamed X. Cali

Liibaan Mohamed X. Cali iyo Xaaskiisa Deeqa Tubeec Yuusuf

Siciid Mohamed X. Cali

Abdirisaaq Mohamed X. Cali

Idiris Mohamed X. Cali

Nimco Mohamed Cali Abokor iyo odeygeeda

Saynab Ismaaciil Cali Abokor

Xidig Xayraan, xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/ladiif Ismaaciil Abokor, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Asad Mohamed Mohamud (Yeey), xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sulub Ismaaciil Abokor

Farxaan Cumar Gawl iyo xaaskiisa

Faarax Cade Faarax iyo xaaskiisa

Cabdicasiis Maxamed Cali Abokor

Cabdirashiid Cumar Cali & xaaskiisa

Xasan Aadan Xuseen iyo xaaskiisa

Dhamaan Dadkan ayaa waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo  Laki Ahmed Cabdiciise. oo maherkoodu maanta ka dhacay Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka. Waxay Ilaahay uga baryeynaa Mukhtaar iyo Laki inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabekada wararka ee Ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa meherka Mukhtaar Axmed Cali Abokor iyo Marwadiisa  Laki Ahmed Cabdiciise. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

Daawo Sawiradda

ceegaag@hotmail.com

webmaster@ceegaag.com