shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Abdirahin Mohamed Ismail (Jiir) iyo Xamzo C/rashiid Diiriye oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Boocame.

(Boocame May 19, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo ay bisha May ahayd 18, sanadka 2012 Meher koodu ka dhacay magaalada Boocame ee gobolka Sool, Abdirahin Mohamed Ismail (Jiir) iyo Xamzo C/rashiid Diiriye, hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo hooyooyinka, Asxaabta  arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Abdirahin Mohamed Ismail (Jiir) iyo Xamzo C/rashiid Diiriye, WAXAYNA QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ……AAMIIN

Waxaa Hambalayada Diraya dadkan hoos ku qoran:

HOOYO ASLI ADAM COWL

HOOYO XAWO MUUSE BOOS

AABE ABDIRASHIID DIRIYE CISMAAN

UBAX ADAN CAWL

DR. MOHAMED ABDI MAYAX

YUUSUF ISMAIL JIIR

IBRAHIM ISMAIL JIIR

ASAD ISMAIL JIIR

FARXAN ISMAIL JIIR

JAMAL XAJI ALI ELMI

ABDI XAJI ALI ELMI

ABDIRISAK MOHAMED ISMAIL JIIR

ABDIRAHMAN MOHAMED ISMAIL JIIR

ABDIAZIZ ASAD ISMAIL JIIR

LIBAN FIIN XAJI ALI

XAMDI ABDI RIIGLE

XAMDI XUSEN ALI

LUUL XUSEN NUUR

XAWO MOHAMED ISMAIL JIIR

XALIMO YUSUF ISMAIL JIIR

KHADIJO ISMAIL JIR

AMINO ISMAIL JIIR

FADUMO ISMAIL JIIR

DEEQO ISMAIL JIIR

MOHAMED ALI DHERE

ALI ABDI ISXAQ

FARAX ALI GAAS

Dhamaan dadkan waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Abdirahin Mohamed Ismail (Jiir) iyo Xamzo C/rashiid Diiriye. oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Boocame, Waxaana ay leeyihiin dadkaasi noqda kuwii ALLE isu calfo gurigoodana kugaadha nabadqab, bashbash & barwaaqo.Waxaanu Ilaahay idinka baryeeynaa inaad noqotaan lamaanihii isku waara ee kala hela ubad khayrqaba oo Dalkooda, dadkooda & diintoodaba anfaca. Aaamiin.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com