shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Mohamed Said Hussein iyo Miski Ahmed Hassan oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton ee gobolka Alberta.

  

(Edmonton, May 06, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  May 5­th, sanadka 2012 Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta dalka Canada Mohamed Said Hussein iyo Miski Ahmed Hassan.

Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo Hooyooyinka, Ehelada, Asxaabta arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Mohamed Said Hussein iyo Miski Ahmed Hassan oo meherkoodu ka dhacay magaalada Edmonton WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO AAMIIN....... waxaana leeyahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. anagoo ugu duceynaya ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aamiin

Daawo Sawiradda

www.ceegaag.com

 

 

webmaster@ceegaag.com