Wariye C/fataax oo Ceegaag Booqday
(Ceegaag, May
12,
2007, Ceegaag Online)
Sida aad lawada socotaan waxaa Ceegaag
maasheeyay roobab aad u laxaad wayn oo lagu qabawsaday,
waxaa socdaal gaaban ku tagay Ceegaag wariyahayaga Hargaysa
C/fataax M. Cali oo ka soo sheegay,
Waxaa biyoobay baraagaha iyo balida
magaalad Ceegaag, waxa soo laabtay reermiyigii
magaaladaas oo ku soo laabtay deegaankooda waxaad arkaysaa
in aad arkayso geedi reer guuraaga oo tobantoban u dagaya
maalada Ceegaag miyigeeda iyo dhinaca Yeyle,
Wariye
Cabdiftaax wuxuu sawiro ka soo qaatay Baaraga biyoobay,
Balida, Buurta Gadhamalaas iyo dhaamaan dhulka muhiimka ah
ee Ceegaag sida Beeraha, iyo baraagaha la qodayo.
Ceegaaag
Daawo Dacalada(Qaybtii 1aad)
C/fataax Maxamed Cali
oo haatan ku sugan Buuhoodle, G/Cayn
webmaster@ceegaag.com |