Ciyaarihii Isreebreebka
Wadamada Qaarada Europe ee loogu soobaxayay " Euro 2008" oo
xalay lasoo gabagabeeyay.
(London, November
22, 2007 Ceegaag Online)
Ciyaarahan oo
ah kuwo loogu soo baxayo Tartanka qaarada Europe ee la
qabandoono sanadka 2008 si wada jir ah na ay uwada
martigalindoonaan wadamada Switzerland & Austria.
Group A
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Armenia 0: 1 Kazakhstan
Azerbaijan 0: 1 Belgium
Portugal 0:0 Finland
Serbia 2:2 Poland
Groupkan A waxaa kasoo baxay Labada wadan ee Portugal
iyo Poland
Group B
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Georgia 0 : 2 Lithuania
Italy 3 : 1 Faroe Islands
Ukraine 2: 2 France
Groupkan B waxaa kasoo baxay Labada wadan ee France
iyo Italy
Group C
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Malta
1: 4
Norway
Turkey
1: 0 Bosnia
–Herzegovina
Hungary 1: 2 Greece
Groupkan C waxaa kasoo baxay Labada wadan ee Greece
iyo Turkey
Group D
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Cyprus
0: 2 Czech Republic
Germany
0: 0 Wales
San Marino
0: 5 Slovakia
Groupkan D waxaa kasoo baxay Labada wadan ee Germany
iyo Czech Republic
Group E
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Israel
1: 0 Rep. of
Macedonia
Andorra 0:1 Russia
England 2: 3 Croatia
Kooxda
England oo si weyn loo filayay in ay usoo baxaan
Tartanka Euro 2008 maadaama looga baahnaa hal dhibic oo
kaliya iyaga oo ku ciyaarayay gurigooda ayaysan usooro galin
in ay ka badiyaan Kooxda wadanka Croatia oo aad uga ciyaar
Fiicneed taas oo aad uga fajicisay taageerayaasha Kooxda
England oo gaarayay 80,000 garoonka wembley ee Magaalada
London.
Groupkan E waxaa kasoo baxay Labada wadan ee
Croatia iyo Russia
Group F
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Denmark
3: 0 Iceland
Spain
1: 0
Northern Ireland
Sweden
2: 1
Latvia
Groupkan F waxaa kasoo baxay Labada wadan ee Spain
iyo Sweden
Group G
: waxaa ku wada jira wadamadan waxayna ukala badiyeen sidan
soo socota.
Romania
6: 1 Albania
Belarus
2: 1
Holland
Slovenia
0: 2
Bulgaria
Groupkan G waxaa kasoo baxay Labada wadan ee
Holland iyo Romania
Hadaba 14 ka
Kooxood ee usoo baxay ayaa kala ah sidan
Portugal, Poland, France, Italy, Greece, Turkey, Germany,
Czech Republic, Croatia, Russia, Spain, Sweden, Holland,
Romania iyo Labada Wada nee
si wada jir
ah uwada martigalindoona tartanka Euro 2008 ee Switzerland
& Austria.
War
dag-dag ah
Xiriirka Kubada cagta ee England ee marka lasoo gaabiyo loo
yaqaano FA ayaa Shaqadii Tababarenimo ka eryay Steve
McClaren kadib markii uu ku guuldareystay in uu Kooxda
England usoo saaro Tartanka Euro 2008.
*******************************************************************************
Wadanka
Brazil
ayaa 2:1 kaga adkaaday wadanka Uruguay ciyaar ku dhexmartay
Magaalada Sao Paolo .
Weeraryahanka
Luis Fabiano ayaa labada Gool udhaliyay wadanka
Brazil
halka ciyaaryahanka
S. Abreu uu
isna Goolka qudha u dhaliyay Wadanka Uruguay.
Abdihabib
Abdilahi
habibshareri@hotmail.com
www.ceegaag.com
Daawo
Sawirada
webmaster@ceegaag.com |