shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Akhristayaal  New York waa magaalo caynkee ah

(New York, Aug 27,  2008 Ceegaag Online)


Magaalada New York waa magaalada ugu wayn wadankan mareekanka, Saldhigii hore ee Ceegaag oo ah magaalada Baston ee Gobolka Massachusetts waxay ka wayntahay ilaa toban jeer.

Waxaa ku nool dhamaan dadyowga dunidan aan ku nool nahay, Ma aha magaalo sida lamoodo u nolal wanaagsan, waa magaalo aad u dad badan, dadka degana waa dad aad Ilbax san marka loo eego Gobolada Kale ee mareekanka.

Cunsirinimada ka jirta wadan kan kama dareemi kartid hadii aadan u fiinsan camalada ay dadku hayaan, tusaale shaqooyinka dawlada waxaa badanaa ka shaqeenaya dadka madow shaqooyinka ganacsigana dadka Cadaanka ah, kuwooda asal ahaan ka soo jeeda wadanka Ingiriiska.

Hindida, Talyaaniga iyo Indoo-janaha waxaad ku arkasoo goobkasta oo wax lagu shiilayo.(Muqaayadaha) dadka qoxootiga ah ee degan meesha waa wada daroogeesan yihiin.

Magaaldan sida ay u dhisan tahay iyo sida magaaladeenii muqdisho u burburtay nala eega.

Daawo Sawiradan oo Hawada  New York Shabakadan Ceegaag ka soo qaaday

www.ceegaag.com

  

webmaster@ceegaag.com