
Dr
Cabbaas Xaaji Maxamuud oo Ka Hawlgala Xarunta La
dagaalanka Qaxada ee Buuhoodle ayaa soo bandhigay labo
ruux oo dhibaatooyin xagga lixaadka ah ay haystaan,
kuwaasoo kala ah Wiil Go'an labada gacmood, indhahana
midi ka maqan tahay & gabadh lagu magacaabo Rooda
Maxamed Cali Durraan oo uu Wejiga qaybta midig gooyey
Qori Madfac ah oo kuwa lidka diyaaradaha ah, kuwaasi
oo uu ku sheegay Dr cabbaas inay waajib bulshada
saaran tahay sidii loo taageeri lahaa, waxaana
faahfaahintooda lagala xidhiidhayaa Dr cabbaas
0025224491762, Daawo Sawirada.
Dr Cabbaas oo Xafiiskiisa Ku
qaabilay Inanka Gacmaha Go'an


Qaabka uu Wax u Cabbo Dhibbanaha
Gacmaha Go'an

Dhibbanaha oo Muujinaya qaabka uu u
Cunteeyo

Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)
Xigasho: Allhawd