Baaqii Beesha
Bihidarays
(Nugaal-Godan, December
28, 2008 Ceegaag Online)
KU: ISIMADA MAAMULKA PUNTLAND
OG: XEER ILAALIYAHA GUUD EE MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND
OG: GUDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE PUNTLAND
OG: GUDDIGA KHILAAFAADKA EE PUNTLAND
UJEEDO: GO' AAN BEELEED
Kadib markii beesha la yidhaahdo BIHIDARAYS ay shir yeelatay
isku xidhan, khadka telfoonka iyaga oo ka soo galay
dalka iyo dibadaba malintii tariikhdu ahayd
12-13-2008
Markii lays waraystay, la'dooday laysan xogaysatay waxaa
beeshu go'aansatay In aan GARAAD SALEEBAN GARAAD MAXAMED
aanu masuul ka ahayn. Siyaasad BEESHA BIHDARAYS laga bilaabo
tariikhda shirku dhacay.
Ee kor ku xusan waxaaa beeshu go' aansatay in xilka
siyaasadeed. Uu uga yahay Musuul CAAQILKA BEESHU
CAAQIL MAXAMUUD ASKAR JAAMAC,
SIYAASIYIINTA IYO ODAYAASHA BEESHA.
Sidaa darteede waxaan codsanaynaa in ciddii iyo xafiisaya
baaqani khuseeyo. Ay si dhab ah u tix geliyaan waxaa si
buuxda u taageeray odayaasha magacyadoodu hoos ku taxan yahay.
Waxaa
arinta ka fulinteeda ka masuul ah gudi deg deg ah oo arintaa
loo saaray Waxayna kal yihiin sidan :
1. Xuseen Xanan Cadi Naxar (jiriid)
Telephone # 614-464-7878
2. Cali Maxamed Xirsi (cali jiis) Telephone # 614- 515-9101
3. Cabdilaahi Bidhaan Warsame Telephone # 612- 245-4573
4. Faysal Cukaashe Sugulle Telephone # 614-390-6166
5. Maxamed Cawed Cali –Xayd Telephone # 780-642-7902
6. Adan Abdullahi Caggaal -
7. Maxamuud Cabdi Ciise Qoor (caano geel) Telephone #
612-462-0237
Odayaash baaqa go' aanshey waa kuwan
1- Caaqil maxamuud askar jaamac yuusuf
2- Cabdilaahi Dalmar Guuleed
3- Siciid Maxamed Ismaaciil
4- Xuseen Xasan Cabdi Naxar
5- Axmed Cilmi Cismaan (axmed karaash)
6- Xuseen Cabdillaahi Caateeye
7- Axmed Abyan Cismaan
8. Qawdhan Ducaale Dheeg
9. Maxamed Warame Xasan (bidhaan)
10. Cabdi Cawed Jaamac Guray
11. Faraax Aadan Dubad
12. Axmed Maxamed Xasan Qaal
13. Faraax Aadan Sugule
14. Yuusuf Fardaale Cabdi Kaatun
15. Maxamuud Bullaale Wayrax
16. Aadan Cabdlaahi Cagaal
17. Faraax Warsame Cismaan
18. Maxamuud Baashe Barre (geel jire)
19. maxamed Yuusuf Guure
20. Yuusuf Hagar Dirir
21. Maxamuud Saalax Oogle (caga wayne)
22. Maxamed Salbac
23. Cali Faarax Cabdile (cali faloosi)
24. Maxamed Ismaaciil Cabdikariin
25. Xasan Mire Jaamac
26. Cabdiraxmaan Jafaal
27. Maxmed Daclood
28. Xaashi Aadan Faarax (xaashi badhi)
29. Saalax Dubad Dhiif
30. Mahad Maxamed Deer
31. Maxamed Axmed Seeraar
32. Cali Warsame Cismaan
33. Cumar Xasan Askar
34. Maxmed Fardaale Golongol
35. Cabdilaahi Xaaji Sugule
36. Cabdi Cige Xuseen
37. Yasiin Maxmed Cadde
38. Cali Maxmed Xasan Bile Cali (jacayl)
39. Jaamac Aadan Faarax (jaamac dhaqaf)
40. Axmed Maxamed Cade (guntane)
41. Siciid Cali Oogle
42. Faarax Xasan Tarabi (baarwayn)
43. Nadiif Xaaji Sugule
44. Ayaanle Maxmed Faarax
45. Faarax Cawed Jaamac Guray
46. Axmed Warsame Jiidhi Gaal
47. Cabdilaahi Yaasin Warasame
48. Cabdi Warsame (dooraqoosh)
49. Axmed Cabdi Jaamac Yuusuf
50. Cabdi Carab Jaamac
51. Warsame Saleeban Dirir
52. Cali Daroor Ismaaciil
53. Maxamuud Ismaacil Cabdikariin
54. Xiiray Maxmed Deer
55. Cali Ciise Sugulle
56. Cali Hagar Dirir
57. Muuse Dalmar Cabdulle
58. Maxamed Cismaan Maxamed (guray)
59. Ibraahim Maxamuud Ismaaciil
60. Xasan Haybe Cabdi
61. Xueen Ismaaciil Guuleed
62. Siciid Cumar Dalmar
63. Cabdilaahi Galow
64. Faarax Cawil Ciise Qoor
65. Hurre Ismaaciil Cabdikariin
66. Faysal Cawil Saleebaan
67. Cabdirisaaq Maxamuud Bille (xakame)
68. Gargaar Maxamed Xasan Bille
69. Dubad Suudi Xuseen
70. Carab Sugule Cali Waraabe
71. Cabdi Sh. Maxamed Caashe
72. Cawil Diiriye Liibaan
73. Calimahdi Maxamed Cade
74. Cabdi Axmed Oogle
75. Faysal Cukaashe Sugule
76. Maxamed Ciise Sugulle
77. Muuse Maxamed Faarax (muuse idaar)
78. Cabdillaahi Uur-cade Wayrax
79. Wargef Maxamed Maxamuud
80. Cabdirisaaq Maxamuud Ismaaciil
81. Cadillahi Dubad Dhiif
82. Xasan Yaasiin Maxamed Ismaaciil
83. Maxmed Xuseen Gurxan (buureed)
84. Cabdilaahi Warsame Cismaan
85. Hurre Barre Dirir
86. Xuseen Haybe Cabdi
87. Cabdi Bille Dalmar
88. Xasan Barre Dirir
89. Maxamuud Cabdi Ciise-qoor
90. Xuseen Saalax Dalmar
91. Khadar Maxamuud Fardaale
92. Cige Cumar Dalmar
93. Ibraahim Xaaji Maxamed (brown)
94. Godane Sh. Maxamed Caarshe
95. Cabdi Jaamac Liibaan (juhur)
96. Axmed Jaamac Ismaaciil Cabdikariin
97. Cabdullaahi Faarax Saleebaan
98. Maxamuud Saleebaan Colujoog (gabyow)
99. Buraale Yuusuf Xasan.
100. Khadar Askar Jaamac
101. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cumar
102. Cabdullaahi Maxamed Ismaaciil
103. Siciid xasan Maxamed Golongol
104. Yaasiin Bile Cali
105. Khadar Xasan Guure
106. Siciid Maxamuud Colujoog
107. Cumar Jaamac Cilmi Warfaa
108. Cabdullaahi Ciise Sugulle
109. Cali Oogle Cabdi
110. Cabdifataax Cabdullaahi Cumar
111. Maxmuud Xasan –Jabane
112. Guuleed Xasan Haybe
113. Xasan Axmed Ciise (qasse)
114. Cabdi-maadoobe Maxamed Axmed
115. Xuseen Ibraahin Cabdi
116. Maxamed Cabdi Cige
117. Cassayr Cali Daclood
118. Cabdiraxmaan Warsame Cismaan
119. Ibraahim Abyan Cismaan
120. Cumar Cabdi Axmed Oogle
121. Daahir Jafaal
122. Hussein Mohammud Fareh Waraabe
Caaqil Mohamoud Askar
Jama Yussuf oo wareysi siiyey XOL
Listen
|
Waxaa nasoo Gaadhsiiyay Caaqil Mohamoud Askar
Jama Yussuf iyo Gudiga kor ku Xusan
webmaster@ceegaag.com |