Sida uu ilaaheey
Suuratul-yusuf inoogu sheegay, Dumarku waa kuwo
makri badan, qaar ilaahey u naxariistay mooyaane.
Sida ay qortay wakaalada wararka ee al al-arabiya,
Qiso la yaab leh ayaa waxa way ka dhacaday,
Boqortooyada dalka sucuudiga,
Gabadh ayaa
Ninkeedu waxa uu kasoo qaaday Girigooda, isaga oo
keenay Guri ay saaxiibadeed leedahay, Si ay usoo
booqato, ninkii ayaa ku yidhi marka aad
dhameeysato booqashadaada, ila soo hadal si aan
kuu kexeeyo
Gabadhii markii
ay dhameeysatay booqashadeeda, ayaa waxa ay la
hadashay ninkeedii, wuxuu ku yidhi waan kuu
imanayaa, hase ahaatee xiligii ay ku balameen, muu
iman
Mar Sedexaad ayay
ku celisay Mobile-ka, wuxuu ugu jawaabay si
naxariis leh, waan soo dhowahay, Tii aan
jeclaayeey.
Nasiib darro,
markii ay intaa is weeydaarsadeen, Mobile-kii muu
xidhin ninkii iyaduna sidoo kale meysan xidhin,
Gabadhii saaxibadeed ayaa la yaabtay jaceylka,
Dhex yaala labadani lamaane,
Halkii ay ugu
jawaabi lahayd ilaaheey Ha inoo ziyaadiyo
jacaylka aniga iyo ninkeeyga, ayaa waxa ay
Gabadhii ku tidhi waa Dameer halkii aan doono
ayaan u jeediyaa!!!!!!
Ninkii markuu
intaa maqlay inta uu cadhooday, ayuu Mobile-ka
iska xidhay
Gabadhii sidii ay
u sugeeysay, ayaa waaga ugu baryay gurigii
saaxiibadeed, Aroortii ayaa waxaa looga yeedhay,
maxkamada, iyadoo la leeyhay ninkaagii ayaa kusoo
dacweeyay, warqadaadii Furuiinka soo doono.Sidaa
ayuu ku burburay, Gugigii lamaanahan.
Hadaba Dumarku
inkastoo makrigoodu badan yahay, ayaa hadana
Taariikhda islaamka waxa ay ku leeyihiin, door
weyn oo xusid mudan, Marka aad akhriso kutubta
diinteena islaamka, waxa aad ku arkeeysaa, Fakrado
badan oo ay keeneen Dumarka, oo runtii guulo waa
weeyn usoo hooyay, Islmaaka.