shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa shabakada Ceegaag Online Tacsi u dirasaa Hassan Yeey oo ka mida bahda Ceegaag geerida Xaqa ah ee ku timid Aabihii oo ku geeriyooday Widhwidh.

(Widhwidh, January 31, 2008 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo Bisha January tahay 31, 2008 ku Geeriyooday Magaalada Widhwidh ee Gobolka Cayn ALLE ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Cabdi Mohamuud Yeey, Marxuumka ayaa isla maanta lagu aasay Qabuuraha Magaalada Widhwidh iyadoo Aaskiisa ay ka qaybgaleen Dadweyne aad u farabadan.

Waxaa Shabakada Warbaahinta Ceegaag Online Tacsi u dirasaa Hassan Yeey oo ka mid ah Bahda Ceegaag geerida Xaqa ah eek u timid Aabihii, waxaanu Ilaahay uga baryeynaa In Naxariistii Janno ka waraabiyo Inagana Samir iyo Iimaan inaga siiyo

Waxaa kale Shabakada Warbaahinta Ceegaag Online Tacsi tiiraanyo leh u dirasaa  Hooyo Canbaro Galoos iyo Dhamaan Reer Caateeye geerida xaqa ee ku timid Mohamed Jaamac Caateeye oo Bishan 27 ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaan  EEBE  uga baryanaa inuu naxariistii Jano ka waraabiye Eheladaa xaqu Haleelay inaga Samir iyo Iimaan naga siiyo.

Aamiin           Aamiin       Aamiin

Preparing Today for Tomorrow is very important, especially in a Muslim's life. Death is something that we know is inevitable and yet, to some of us, it is the last thing on our list. Allah tells us in the Noble Quran: "Every soul will taste death. And only on the Day of Resurrection will you be given your full compensation. Whoever is removed from the Fire and admitted to Paradise has surely attained success. And what is the life of this world except the enjoyment of delusion." Surah Al Imran 3:185

Abu Rafi' reported that the Prophet (saw) said:

"He who washes a Muslim and conceals what he sees , Allah grants him forgiveness forty times (or forty major sins). And he who digs for him (a grave) and buries him would be granted a reward similar to providing for him a dwelling  until the Day of Ressurection. And he who shrouds him, Allah will clothe him on the Day of
Resurrection from the silk garments of Jannah."

www.ceegaag.com

 

  

webmaster@ceegaag.com