shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa xalay oo bisha ahayd January 22, 2008 ku geeriyooday dalka Jarmalka ALLE ha u naxariistee Marxuumad RUUN MAXAMUUD CALI CADMEED.

(Jarmalka,  January 23, 2008 Ceegaag Online)  

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Waxaa xalay oo bisha January ahayd 22, 2008 ku geeriyooday dalka Jarmalka alla ha u naxariistee
Marxuumad RUUN MAXAMUUD CALI CADMEED. Marxuumadda ayaa ifka kaga tagtay 5 carruur ah.

Waxaan tacsi u diranaa anagoo ah bahda Warbaahinta  Ceegaag Online Eheladii  iyo qaraabadii ay ka geeriyootay ALLE Ha u naxariistee Marxuumad RUUN MAXAMUUD CALI CADMEED  

Waxaa kale oo si khaas ah tacsi u diraya Jamaal Xaaji Cali oo ku Hadlaya Afka Reer Xaaji Cali Cilmi Iidle wuxuuna tacsi u diya yaa Qayska  Marxuumadu Ka bax day iyo  Reer Cali Cadmeed Dhamaan tood isagoo uga tacsiyadaynaya Geerida Xaqa ah ee Haleeshay Walaashayo Marxuumad RUUN MAXAMUUD CALI CADMEED Waxaan ilaahey uga baryanaa in ILAAHAY Janadii Fardowsa ka waraabiyo Inagana  samir iyo iimaan inaga siiyo. 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Preparing Today for Tomorrow is very important, especially in a Muslim's life. Death is something that we know is inevitable and yet, to some of us, it is the last thing on our list. Allah tells us in the Noble Quran: "Every soul will taste death. And only on the Day of Resurrection will you be given your full compensation. Whoever is removed from the Fire and admitted to Paradise has surely attained success. And what is the life of this world except the enjoyment of delusion." Surah Al Imran 3:185

Abu Rafi' reported that the Prophet (saw) said:

"He who washes a Muslim and conceals what he sees , Allah grants him forgiveness forty times (or forty major sins). And he who digs for him (a grave) and buries him would be granted a reward similar to providing for him a dwelling  until the Day of Ressurection. And he who shrouds him, Allah will clothe him on the Day of
Resurrection from the silk garments of Jannah."

www.ceegaag.com

 

  

webmaster@ceegaag.com