Inaa
Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, ALLE ha u Naxariistee
Muriidi Abkey Xaaji Axmed oo ku geeriyooday Magaalada
Muqdisho.
(Muqdisho, July
02,
2008 Ceegaag Online)
Waxaa
Isniintii lasoo dhaafay oo ay Taariikhdu ahayd 30-06-2008 ku
Geeriyooday Magaalo Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho
ALLE Ha U Naxariistee
Muriidi Abkey Xaaji Axmed
Anagga oo kala ah
-
Cabdillaahi
Xasan dhooble,
-
Caynaanshe
Cabdiraxmaan Abkey
-
Maxamed
Ismaaciil Muuse (Buuni)
-
Jamaal Xaaji
Cali Cilmi
-
Maxamuud Cali
Ayax iyo
-
Cabdi Faarax
Cali-Cadmeed
waxaan Tacsi u direynaa Dhamaan Reer
Sheekh Axmed
Geerida
naxdinta leh ee ku timid Marxuum Muriidi Abkey Xaaji Axmed.
Sidoo
kale Maamulka iyo Howlwadeenada
Shabakada Ceegaag.com waxay Tacsi tiiraanyo leh u
dirayaan Dhamaan Reer
Sheekh Axmed meelkasta oo ay kala joogaan.
anaga oo uga
tacsiyeynana Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum
Muriidi Abkey Sheekh Axmed.
Marxuum Muriidi Abkey Waxa uu ahaa nin hawlkar ah, hoggaan
san, cibaado badan waxaana Illaahay uga baryayaa inuu u
naxariisto janatal fardows ka waraabiyo innagana dhammaan
inaga siiyo samir iyo Iimaan.
Aamiin
Aamiin Aamiin
webmaster@ceegaag.com |