Kadib markii aannu aragnay xaaladaha dalku ku jiro, qalalaasaha maalinba maalinta ka danbaysa soo kordhaya, burburka ku yimid dhaqanka, qabiilka iyo dawlad la’aanta dalka ka jirta waxay beeshu isugu timid shirwayne lagu qabtay Geel-ku sooran oo ka tirsan degmada Baaraan (Kala-baydh) oo soconayey 19-27-06-2008 kaas oo ay kaga tashanaysay sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka kor ku xusan. Ergooyinka ay soo xusheen beel-waynta Bahararsame oo dhamaa 99 xubnood oo ka kala yimid Dal iyo Dibad, Miyi iyo Magaalo kana koobnaa dhamaan qaybaha bulshada waxay go’aamiyeen qodobada soo socda: -
QODOBKA KOOWAAD: -
Midnimo.
a) Beeshu waxay ku midawday ku dhaqanka Shareecadda diinta Islaamka.
b) Beeshu waxay ku midawday wada bixinta Magta.
I. Magta gudaha: -
a. Dhimashada aan loo badheedhin beesha oo dhan way wada bixinaysaa waxaana la wada siinayaa cidii dhaxalka leh.
b. Dilka badheedhaha ah waxaa la horkeenayaa shareecada haddii dhibanuhu siidaayo diyadu waa bar-gooyo waxaana qaadanaya cidii dhaxalka leh
II. Magta dibadda: -
Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan darisyada inay nala qaataan Shareecada Islaamka cidii aan nala qaadana waxaan kula dhaqmaynaa wixii aannu kula heshiin karno.
Bixinta magta dibada waxaa wada bixinaya beesha oo dhan, qaadashadana waxaa iska leh cidii dhaxalka leh.
Qodobadan la xidhiidha magtu waxay dhaqan galayaan laga bilaabo maalinta Garaadku gudoomiyo ansixintooda. Cidii mag lagu leeyahay dhaqan galka heshiiskan ka hor sidii ay hore ugu wada bixin jireen ayey u wada bixinayaan
QODOBKA LABAAD: -
Talada Beesha: -
Waxaa la isla gartay in la sameeyo gole ka kooban Cuqaasha iyo 21 xubnood oo laga soo dooranayo qaybaha kala duwan ee bulshada sida Culumaa’u diinka, Aqoonyahanada, Dhaqan-yaqaanka iyo Dhalinyaradda. Golahan oo ahaan doona golaha wax u gooya waxna ka gooya beesha bahararsame.
QODOBKA SADEXAAD: -
Beeshu waxay go’aansatay in ay nabad-gelyo ku wada noolaato gudeheeda, isla markaana waxay ugu baaqaysaa darisyadeeda inay nabad ku wada noolaadaan.
In la dhamistiro lana dadajiyo sida ugu dhakhsaha badan bixinta magaha Beesha lagu lee yahay ama wixii qaan ah
QODOBKA AFRAAD: -
Deegaanka: Waxaa la mamnuucay: -
- Dhamaan wax yaalaha dhibaatada ku haya deegaanka sida Kaamamka, Goynta dhirta, Gubista dhirta iyo IWM.
- In la dego wixii ka sokeeya xuduudeheena. Waxaa la go’aamiyey in la wada ilaaliyo degaanka.
3. Waxaa la go’aamiyey in tuulo waliba samaysato gudi hoosaad ilaaliya deegaanka
QODOBKA SHANAAD: -
Adeega Bulshadda: - dhamaan adeega bulshada, sida horumarinta Wax-barashadda, Caafimaadka, Wacyi-gelinta Bulshadda IWM, waxaa loo xilsaaray golaha talada ee gudaha iyo golaha qorba joogtu inay iska kaashadaan.
SAKADDA QODOBKA LIXAAD .
Waxaa la isla gartay in la ururiyo sakada lana siiyo cidii ilaahay u jideeyey. Deegaan walibana gaarkiisa u ururiyo loona qabto gudi lagu kalsoon yahay oo meel isugu keena sakada.
MAGACYADA GOOB JOOGAYAASHA CUQAASHA BEESHA BAHARASAME
1-Cheif caaqil C/kariin Axmed saleebaan
2-Caaqil Axmed xirsi cawl
3-Caaqil Cali maxamed kaarshe
4-Caaqil C/naasir iidle maxamed
5-Caaqil xaaji mahad xaaji yuusuf
6-Caaqil Xaaji Ciise Cumar
7-Caaqil Daahir axmed cumar
8-Caaqil maxamuud Ciise Good
9-Caaqil maxamed Ibraahim X. Ducaale
10-Caaqil C/laahi xasan Cali
GUDOONKU WAA GARAAD JAAMAC GARAAD CALI GARAAD JAAMAC
GUDIDA SHIRWAYNAHA MIDNIMO EE BEESHA BAHARARSAME EE SIYAASADA KA MADAX BANAANA WAA KU WA HOOS KU QORAN .
1. Ibraahin Ismaaciil Maxamed Gudoomiye __________
2. Maxamed Cali Hayaan K/xigeen____ ________
3. C/raxmaan Saleebaan Mursal K/xigeen____ ________
4. Maxamuud Siciid Warsame Xog-hayn____ ________
5. Ibraahin C/laahi Hugur Xog-hayn____ ________
6. Xasan Maxamed Cismaan Xog-hayn____ ________
7. Jaamac Maxamuud Budhays Xubin_______ ________
8. Maxamed Xuseen Dheere " "____________ ___
9. Maxamuud Maxamed X. Ibraahin " "_______
10. Cabdi C/laahi Bal-balaadhshe " "__________
11. Cali Xuseen Gedlle " "____________ ____
12. Xuseen Xaaji Axmed " "____________ ____
13. C/laahi Saleebaan Cali " "____________ ____
14. Axmed Maxamed Guutaale " "____________ ____
15. Cali Faarax Xuseen " "____________ _____
16. C/laahi Jaamac Carab " "____________ _____
17. Ibraahin Bulxan Gambi " "____________ _____
18. Xasan Cawad Cali " "____________ _
19. Ciise Jaamac Xuseen " "____________ _____
20. Xasan Faarax Cabdi " "____________ _____
21. Yuusuf Khaliif Xaashi " "____________ _____
22. Faarax Cumar Guray " "____________ _____
23. Maxamed Cawil Axmed " "____________ _____
24. Aadan Cumar Cabdi " "____________ _____
25. Maxamed Warsame Nuur " "____________ _____
26. C/laahi Maxamed Axmed " "____________ _____
27. Carab Cabdi Gorod " "____________ _____
28. C/laahi Daahir Maxamed " "____________ _____
29. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Cuti) " "____________
30. Cali Yuusuf Ibraahin " "____________ _____
31. Liibaan Maxamed Cali " "____________ _____
32. Maxamed Faarax Baqardhe " "____________ _____
33. Barre Jaamac Aadan " "____________ _____
34. Maxamed Warsame Maxamuud " "____________ _____
35. Abokor Cumar Aadan " "____________ _____
36. C/laahi Cali Isleef " "____________ ___
37. Maxamed Iidle Maxamed " "____________ _____
38. Ismaaciil Ibraahin X. Ducaale " "____________ ____
39. Axmed Faarax Cali Bootaan " "____________ _____
40. Ismaaciil Maxamed Cali Tincad " "____________ ___
41. Ibraahin Cabdi Maxamed " "____________ _____
42. Xirsi Xuseen Jaamac " "____________ _____
43. Axmed Saleebaan Firxad " "____________ _____
44. Cali Xirsi Cawl " "____________ _____
45. Cabdi Hayaan Goloolay " "____________ __
46. Farxaan Jaamac Hiirad " "____________ _____
47. Faarax Xasan Cabdi " "____________ _____
48. Cabdi Daahir Aadan " "____________ _____
49. C/raxmaan Jaamac Xuseen " "____________ _____
50. Maxamuud Maxamed Cismaan " "____________ ____
51. Maxamed Axmed Aadan " "____________ _____
52. Maxamed Cabdi Maxamed " "____________ _____
53. Aadan Cabdi Xaaji Muuse " "____________ _____
54. C/khaddar Jaamac Good " "____________ _____
55. C/maalig Cawil Guray " "____________ _____
56. C/nuur Maxamed Cali Seed " "____________ ___
57. Axmed Cali Ciise " "____________ ____
58. Maxamuud Guure Cali (Jirde) " "____________ ___
59. Axmed Sayid Saleebaan " "____________ ______
60. C/casiis Khaliif Axmed " "____________ ______
61. Xirsi Cabdi Aw-nuur " "____________ ______
62. Daahir Xaaji Hiirad Warsame " "____________ __
63. Ducaale Axmed Wali " "____________ _____
64. Cabdi Xasan Nuur Goobseer " "____________ ____
65. Yaasiin Warsame Diiriye " "____________ ______
66. Axmed Maxamed Cabdi " "____________ ______
67. C/risaaq X. Xuseen Fooljaawe " "___________
68. Cismaan Jibriil Maxamed " "____________ ______
69. C/raxmaan Cali Axmed " "____________ ______
70. C/risaaq Maxamed Jagaafe " "____________ ____
71. Aw-Daahir Xaaji Xasan Cabdille " "____________ _
72. Yuusuf Maxamed Cali " "____________ ______
73. Maxamed Ismaaciil Cali " "____________ ____
74. Shiikh Aadan Cabdi Xuseen " "____________ _____
75. Cawil Xasan Ciid " "____________ ___
76. C/laahi Maxamed Ciise " "____________ ____
77. Cabdi Maxamed Isleged " "____________ ______
78. Jaamac Faarax Jibriil " "____________ ______
79. Cabdi Maxamed Jaamac " "____________ ______
80. Maxamuud Cabdi Xaabsade " "____________ _____
81. Yuusuf X. Ibraahin Cumar " "____________ ____
82. Aadan Xaaji Xuseen Warsame " "____________ _____
83. Cabdi Faarax Madax-yar " "____________ ____
84. Aadan Jaamac Maxamed " "____________ ______
85. Cawil Nuur Cabdi " "____________ _____
86. Ciise Cali Muuse " "____________ ______
87. Cabdi Dhalac Cabdi " "____________ _____
88. Maxamed Warsame Xayd " "____________ ______
89. Jaamac Faarax Daroor " "____________ ______
90. Cismaan Baashe X. Cabdi " "____________ ____
91. Xirsi Jaamac Dhari " "____________ ______
92. Maxamed Bootaan Cabdile " "____________ ______
93. Xasan Maxamuud Xaamud " "____________ ______
94. Xasan Axmed Aadan " "____________ ______
95. Dhakool Maxamed Axmed " "____________ ____
96. Cabdi Geele Cismaan " "____________ ___
97. Maxamuud Cabdi Galaydh " "____________ ______
98. C/laahi Axmed Ismaaciil " "____________ ______
99. C/kariin C/casiis Cabdi " "____________ ____
WAXAA NA SOO GAADHSIYEY GUDIDA SHIRWAYNAHA BEESHA BAHARARSAME EE MIDNIMO KALABAYDH. |