Caawi gabadhan Soomaaliyeed ee Dhibaatada Caafimaad darida
ahi Haysato
(Buuhoodle,
March 28, 2008 Ceegaag Online)
Cibaado
jalafsade 25 waa gabadh ku dhaqan Buuhoodle ah oo
caafimaadkeedu marayo meel aad
u liidata, waxaa xanuunkani asiibay sanadkii 2001, mana ay
helin haba yaraatee wax taakulo ah oo ay kula tacaasho
xanuunkaasi helay, waxaa nabar weyni ka soo baxay Luqunta
kaasoo hadda maraya inuu ka weynaado qaarkeeda sare ( uma baahna
faallo Dheer fadlan waxay Sugaysaa taakuladaada)( Caruurta & Haweenka uurka leh ma daawan
karaan sawiradan).
Cibaado jalafsade ma eegi karto dhanka Bidix
Taakuladaada ayaan
Sugayaa islaamkoow
Cibaado jalafsade waxay Kugu Leedahay xaq islaamnimo
Sh. Cumar Soodaani, Iimaamyada masjid jaamaca Buuhoodle
Caaqil
Hindi Maxamed aadan Caws
Cabdiraxmaan
Xasan Mahad oo la fadhiya Cibaado jalafsade
Cid kasta oo isku
deyayasa inay wax sii horumarsato oo taakulo siiso gabadhan
la il daran dhibaatada caafimaad, fadlan ha la soo xidhiidho
Culimada magaalada oo ay ugu horeeyaan.
-
Sheekh Cumar Sh. Cismaan
- Sh.
Cumar Soodaani 0025224497840
- ama
gabadha gacanta ku haysa sahra Yuusuf jaamac 0025224491917
Weriye:
Cali Cismaan Yuusuf (Cali Dhegjar). Sawirqaadaha: Jamaal
Ciise rawe
webmaster@ceegaag.com |