shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dhismaha iskuulka Ceegaag Sadexdii Fasal ee ugu horeeyay eeWaxbarashada oo meel wanaagsan maraya.

(Ceegaag  November 13,  2008 Ceegaag Online) 

Booqasho gaaban oo uu kutagay Wariyaha BuuhoodleMedia Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi) magaalada Ceegaag ayaa, isagoo waraysi layeeshay Gudoomiyaha Ceegaag Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) ayaa noo uu noosheegay in dhismaha Iskuulku uu marayo meel wanaagsan.

Mar aanu waydiinay in labilaabay dhismaha guriga Ardayda ayaa uu noosheegay inaan ilaa hada labilaabin balse dhismaha iskuulka 3 Qol ee ugu horeeyay dhawaan lasoo gabo gabeen doono.

Mar aanu la xidhiidhnay Haayada Somali Canadian Rural Development Organization SCERDO ayay noo sheegeen inay ku talo jiraan inay si deg deg ah u bilaabaan Dhismaha inta hadhay iyaga oo noo sheegay in lacagta qaarna loogu deeqo qaarna laga uruuriyo dadwaynaha Soomaaliyeed ee daneenaya dib u dhiska Dalka Soomaaliya.

Scerdo waxaa kale oo oo ay noo sheegtay in lacag kaabid ah ay ugu deeqday Mashruuca Iskuul u dhisida Ceegaag haayada Wild Rose Foundation.

SCERDO ayaa noo sheegtay ina lacagaha aan mar qudha lawada siin balse humuarka ay samaynaso Qorshohooda  Ceegaag ay ku xiran tahay in loo soo daayo lacagaha kale ee deeqda ah ee loo fidiyay Ceegaag School Project.

Si ay u suuro gasho in lacagta loo balan qaaday Hayada SCERDO loogu soo wada daayo waxaan waydiinana cidii daneenasa mashruucan inay nala bixiyaan lacagta kaabida ah ee nalagu xidhay.

 

Dhulka Duurjoogta Loo qayday (Wild live Territory) ee  Ceegaag

 

 

 

Ceegaag School Project

Ceegaag is newly developed City with a population of 600 to 1000 families. Most of these families are internally-displaced people, the majority of which are nomadic living in a pastoral community. Their main source of income comes from taking care of animal ‘live stock’.

The best way to educate the children of this community is to build a school which will provide shelter for these children for at least five days of every school week of the year.

The proposed school will be contain six buildings. Two buildings will be used to as dormitories to house the boys & girls. A third building will contain the reception and big library room & two offices. A fourth building will contain a kitchen & dining area. The remaining two buildings will be made up three classrooms each.

The projected budget for this project will cost approximately $75,000 US Dollars.

Please if you want contribute contact

Abdifatah Gedeye Ottawa 613-724-6295

Bashir Ahmed Edmonton 780- 491-0233

Ceegaag_School_A_840_Model__1_.pdf (30k)
 Ceegaag_School_A_840_Model_2.pdf (86k)
 Library_D_840_Model__1_.pdf (34k)
 Library_F_840_Model__1_.pdf (23k)
Resident_rooms_B_840_Model__1_.pdf (30k)
 Resident_Rooms_for_Girls_C_840_Model__1_.pdf (29k)
 Ceegaag_School_Project.doc (833k)

Source: SCERDO

Xafladda Dhagax Dhigga Dhismaha Dugsiga Degmada Ceegaag

  

webmaster@ceegaag.com