shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hillary Clinton oo loo magacaabay Wasiirka Arimaha Dibada ee maamulka madaxwayne Obama

(Chicago, November 14,  2008 Ceegaag Online)

Warar ka soo baxaya ilo xog galeen ah ayaa sheegaya inuu socdo wadahadal u dhexeeya Afada madaxwaynihii hore ee maraykanka waa Bill Clinton iyo madaxwaynaha la doortay ee Barack Hussein Obama.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in layidhi jago ale iyo jagada aad doonto qaado ka dibna ay Hillary Clinton ay dooratay inay noqodo Secretary of State oo u dhiganta wasiir arimo dibadeed.

www.ceegaag.com

 

webmaster@ceegaag.com