Sida aad ka
maqasheen warkarka ama aad ka akhristeen website yada
somalida waxaa magaalada hargaysa Cafis loo fidiyey
tiro maxaabiis ah oo aad u fara badan, kuwaas oo lagu
sii daayey cafis madaxwayne, sida ay dadwaynuhu
sheegayaan maxaabiistaas oo u badnayd tuugtii
jariimooyinka gaysan jirey loona haystey danbiyo kala
duwan, Halka Culima awdiintii Dadka diinta Bari jirtey
Lagu hilmaamey jeelka.
Hadaba
Su'aasha Is waydiinta mudani waxaa weeye, Hadii
Madaxwayne riyaale Cid cafis u fadiniyo Miyeeysan ku
haboonayn in cafis loo fidiyo Dadka Culima- awdiinta ah
ee Mudada Sanooyinka ah Jeelka ku abaadey?
Maxay tahay
sababta Culimada Xabsiga ku reebtey Mujrimiintii
danbiyada gali jireyna cafiska u heleen?
Waxaan ka
Codsanaynaa Dawladda Somaliland inay Cadayso sababta
Culimadii dalka Jeelka ugu jiraan Mudadaas sanooyinka ah
ee Cafiska Madaxwaynuhuna u qaban waayey?
Mise waxaa
lagu raali galinayaa Cadowga ilaahay in Culimadu ay Jeelka
ku jiraan?
Jawaabta
iiga muuqata meesha Fariidna waa ogyahay Nacasna loo
sheegimaayo?
"Wabillahi
Tawfiiqa"
Mustafa
Akhyaar
Subxanakallaahuma wabixamdika ashhadu an laa ilaah
ilaa anta astaqfiruka wa atuubu ilayka.