Hooyo
Soomaaliyeed iyo laba wiil oo ay dhashay ayaa ka
doorbiday inay shahiidaan intii ay daawan lahaayeen
Gabdhooda in lagu hor fara Xumeeyo.
(Koonfur
Africa,
Sept 26,
2008 Ceegaag Online)
Wararka naga soo gaadhaya magaalada
Coniston ee gobalka Eastern cape ee dalka Koonfur Africa
ayaa sheegaya in xalay rag Koonfur afrikaanka madow ahi
Si waxashnimo ah ugu dileen qoys Soomaaliyeed.
Wararka ayaa cadeenaya ina Tuugada
waxashiinta ahi isku dayeen inay ku hor kufsadaan gabadh
Soomaaliyeed Walaaldeed iyo Hooyadeed hortooda kadibna
ay qoyska oo ahaa laba wiil oo yar yar iyo hooyadii ku
shahiideen, kana door bideen Hoyga Aakhiro inay duli ku
noolaadaan dunidan bilaa macnaha ah.
Waxaa kale oo la xaqiijiyay sidii
caadada u ahayn in Isbataalada Koonfur Afrika inay
bililiqeesteen xubnaha qoyskaa sida Beerka wadnaha iyo
Kalyaha.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |