Isbahaysiga Dibxoraynta Soomaaliya oo ka gilgishay
Faragalinta Ethiopia ee shirka Jabuuti
(Djibouti.
Sept 19,
2008 Ceegaag Online)
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Jabuuti ayaa
sheegaya in Isbahaysiga Dib-uxoraynta ee Soomaalia
inaysan dhici doonin inay soo hor fadhiistaan
dawlada Kumeel gaadhka ah ee Soomaaliya ilaa inta uu
shirka dib u heshisiinta dhex yuururo
safiirka Ethiopia.
Mucaaradka ayaa ku nuux nuux saday in ay cabasho u
gudbiyeen qaramada midoobay balse aysan waxba ka
qaban cabashadoodaa iyadoo ay ogyihiin dabinada
Ethiopia u maleegaso Soomaaliya waa sida ay hadalka
u dhigeene.
Dhinaca dawlada ayaa wax war ah uusan ka soo bixin,
iyada oo lafilayao in qoorta laga qabandoono
Safiirkan Ethiopia ee caqbada ku noqday, nabada
Soomaaliya.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |