Kismaayo oo
Maamul ku meel gaar ah looga dhawaaqay.
(Kismaayo, Sept
06,
2008 Ceegaag Online)
Xoogaga Maxkamadaha ee
dhawaan gacanta ku dhigay magaalada Kismaayo ayaa maanta ku
dhawaaqay maamul ka kooban 10 xubnood oo magacyadooda
saxaafada lagu shaaciyay.
Magacyada xubnaha maamulka ee maanta
la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:.
Gudoomiyaha iyo Kuxigeenka Degmada Kismaayo
Gudoomiyaha degmada
Kismaayo: Sh.Abuubakar Azaylici
G/kuxigeenka degmada Kismaayo: C/qani
Maxamed Yuusuf
Amniga
Madaxa Amniga degmada
Kismaayo: C/raxman Cali Maxamed
Kuxigeenka Madaxa amniga : Maxamed
Sahal Iidle
Maaliyadda
Madaxa maaliyada: C/wali
Aadan Baadiyow
kuxigeenka madaxa maaliyada: Ibrahim
Axmed Ciise
Arrimada
Dacwada.
Madaxa Arrimaha dacwada:
Khaalid Maxamed Aadan
Kuxigeenka arimaha dacwada C/raxman
Axmed Aadan
Warfaafinta.
Madaxa Warfaafinta Xasan
Yacquub Cali
kuxigeenka warfaafinta C/fataax
Ibraahim Cali
Maamulkan ayaa sida la
sheegay ahaanaya maamul kumeel gaadh ah oo shaqayn doona
ilaa iyo mudo 3 bilood ah halkaas oo looga gudbi doono
maamul rasmi ah.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |