shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Xildhibaan Axmed Sheekh Cali (Geelle) oo ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.

(Addis Ababa, Sept 11,  2008 Ceegaag Online)

ALLE ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Sheekh Cali Geelle oo mudo hore ka tirsanaan jiray Baarlamaanka Dowladda Federaalka Ethiopia kana soo jeeda Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.

Marxuum Axmed Sheekh Cali Geelle ayaa waxaa uu muddo aad u dheer ka mid ahaa Xildhibaanada Barlamaanka Dowladda Dhexe u matala Qowmiyada Soomaalida, waxaana laga soo dooran jiray Gobolka Wardheer ee Deegaanka Soomalaida Ethiopia.

Marxuum Axmed Sheekh Cali ayaa isla maanta lagu Aasay magaalada Addis Ababa, Waxaa Tacsi gaarsiinaya Eheladii Marxuumka dadkan hoos ku qoran:

  1. Xamdi Axmed Faraax (Falako)
  2. Suldaan Xasan X.Cali (Baale)
  3. C/qani Suldaan Xasan
  4. Xaawa Awdaahir Xuseen
  5. Xasan   Karahaye  
  6. Daahir   dhankool     
  7. Xalwo   Xirsi   Tinle     
  8. Mahad  Jaamac Warsame
  9. Faysal    Ciribey     
  10. Axmad  Huruuse  Xaashi 
  11. Cabdiqani   ukun
  12. Maxamed Rashiid
  13. Abdikariin (Tube)
  14. Abdirashiid Maxamed Awdaahir
  15. Burhaan Maxamed Awdaahir

waxaana Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto janatal fardowsa ka waraabiyo qoyskii Qaraabadii iyo asxaabtiisiina samir iyo Iimaan kasiiyo

Aamiin                          Aamiin                                   Aamiin

falako14@hotmail.com

  

webmaster@ceegaag.com