Xiisadii isku
qabqabsiga xarumaha Dawlada ee Qardho oo bayaan lagasoo
saaray
(Qardho,
April 19, 2009 Ceegaag Online)
Iyadoo Maalmihi ugu Dambeeyay Magaaladda Qardho ee
Xarunta Gobolka karkaar ay ka taagnayd xiisad ku saabsan
isqabqabsi Xarumaha Dawladda oo ay ku habsadeen dad shacab
ah ayaa waxaa faragalin ku sameyay Gudiga amniga qaranka
Dawladda Goboleedka
Puntland
oo ka kooban wasiirka Amniga Cabdilaahi siciid samatar ,Wasiirka
Arrimaha Gudaha Gen:Cabdulaahi axmed Jaamac ilka jiir iyo
Wasiir ku xigeenkiisa Gen:Yuusuf Axmed Khayr waxaana ay
Baaq ka soo saareen isqabqabsigas waxaana uu u qornaa
Sidan:(View Scan Paper)
Cabdirashiid Maxamed Daahir
Qardho_Karkaar
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |