Soo dhawoow
Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke.
(Djabuuti, February
13, 2009 Ceegaag Online)
Cumar
Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa ku guulaystay inuu qabto
jagada raysalwasaaro nimada ee Soomaaliya kadib hardan
siyaasadeed oo u dhexeeyay beelaha Daarood.
Xeerka
awood qaybsiga ee qabyaalada ku salaysan ee Soomaaliya ayaa
dhigaya hadba kii madaxwaynaha qaata mooyee kii kale ee
beelaha Daarood iyo Hawiye inuu raysalwasaaraha qaato
ayaa kalifay in raysal wasaaraha Soomaaliya laga soo xulo oo
kaliya beelaha Daarood.
Taasoo uu
ku guulaystay Cumar Cabdirashiid oo huwan magac aad ugu wayn
umada Soomaaliyeed, isagoo ah wiil uu dhalay Madaxwaynihii
labaad ee ay yeelato Jamhuuriyada Soomaaliya, Madaxwayne
Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si waxash nimo ah loogu
dhex toogtay Laascaanood iyada oo dadbadan u aaneeyaan
Cuqubada haysata Laascaanood madaxwayne Caadila oo lagu
dilay.
Cumar oo
aan masraxa siyaasada ee Soomaaliya aad looga aqoon ayaa ah
nin leh Cilmi uu ku maareenkaro arimaha murugsan ee
Soomaaliya.
Shabakada
wararka ee Ceegaag Online ayaa ugu habalyaynasa Guushaa uu
gaadhay Cumar iyada oo ka war dhawrasa wax qabadkiisa bal in
uu in uun ku soo dhawaado Halyayga uu ka hido hayo.
Waxbarashadiisa
- · Masters of Arts in Political Economy, Carleton
University , Ottawa , Ontario , Canada (2000).
- · Bachelor of Arts (High Honors) in Political Science,
Carleton University , Ottawa , Ontario , Canada (1998).
- · Bachelor of Arts in Economics, Somali National
University , Mogadishu , Somalia (1984).
Khibradiisa Shaqo
- Transitional Federal Government (TFG) of Somalia
Foreign Policy Advisor, Oct 2007 - Present
- United Nations (UN)
Political Adviser, Darfur-Darfur Dialogue and
Consultations (DDDC),
Seconded to the African Union Mission in Sudan (AMIS), Sep
2006 – Sep 2007
- United Nations (UN)
Political/ Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division,
UNMIS,
Sudan, Jan 2006 – Aug 2006
- United Nations (UN)
Political/Civil Affairs Officer, Civil Affairs Division,
UNAMSIL,
Sierra Leone, Aug 2000 – Dec 2005
- Center for Peace and Democratic Initiatives (CPDI)
Director of Africa Program, Ottawa , Canada , Mar 1993 –
June 2000
East Africa Project Coordinator, Ottawa , Canada , July
1992 – Feb 1993
- Somali Development Bank,
Project Consultant, Mogadishu, Somalia Jan 1988 – Dec
1990
- Coca Cola, Somali Bottling Company Ltd.
Consultant and Member of Board of Directors,
Mogadishu, Somalia, Sep 1984 – Dec 1990
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |