Dr.Cali Khaliif
Galaydh oo marlabaad doonaya inuu u hiiliyo Soomaali iyo
Soomaaliyaba
(Minneapolis, January
23, 2009 Ceegaag Online)
Raysalwasaare Dr. Cali Khaliif
Galaydh ayaa Abaarihii todobadii fiidnimo shaaca ka
qaaday warar baryahan saxaafadu isla dhex marasay, oo
sheegaya inuu doonayo inuu mar labaad wakhtigiisa iyo
maalkiisa galiyo inuu Soomaaliya ka saaro dhibaatada daba
dheeraatay ee ku habsatay.
"Soomaaliya ayaa
maanta u baahan in loo hiiliyo oo la badbaadiyo"..Dr.
Galaydh.
Waxaa farxadwayn inoo ah in
marlabaad uu Dr. Cali Khaliif Galaydh go'aan saday inuu
samato bixiyo Soomaaliya. Waxaa hubaal ah unuu leeyahay
Khibrada Soomaaliya maanta u baahan tahay in lagu badbaadiyo.
Shabkadan Wararka ee Ceegaag Online ayaa si buuxda u
taageersan Dr. Cali Khaliif Galaydh inuu haatan samato
bixiyo Soomaaliya.
Waxaan ku taageernay Khibradiisa
oo maanta baahi aada aan u qabno, Hadii aanu nahay shacabka
Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha amba Dalkii Hooyo.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |