Hambalyo: Food
oo Wiil ugu dhashay Boston.
(Boston, January
25, 2009 Ceegaag Online)
Bahda warbaahinta ee Ceegaag
Online waxay hambalyo iyo bogaadin u dirasaa Mahamed
Cabdilaahi Muxumud (Food) iyo Fosiyo Cismaan Shardi Oo wiil
ugu shashay magaaladan Boston ee cariga maraykanka, Wiilkaa
oo laabixiyay Cumar Maxamed Cabdilaahi
waxaanu leenahay Hasoo bar-baaro ilaahayna ha ka
dhigo kii anfaca dalkiisa "Soomaaliya" Dadkiisa iyo
diinteenaba. Aaamiiin.
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |