Golaha wasiirada
ee maamulka Puntland oo lagu dhawaaqay
(Garoowe, January
17, 2009 Ceegaag Online)
XEER
MADAXWEYNE Lr. 02, 17 JANAAYO, 2009, OO KU SAABSAN
MAGACAABIDDA XUBNAHAN GOLAHA XUKUUMADDA CUSUB
MADAXWEYNAHA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND:
Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobka 54aad,
faqradiisa 19aad
Markuu latashaday: Madaxweyne ku xigeenka DGPL
Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo xulashada xubnaha
Golaha Xukuumadda oo aqoon sare iyo karti leh
Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda weyn ee shacabka
Puntland ka sugayo Xukuumadda Cusub
Wuxuu Xeeriyey:
Magacaabidda xubnaha cusub ee wasiiradda/Wasiir-ku-xigeenada
iyo Wasiiru Dawlayaasha Golaha Xukuumadda:
1. Wassaradda Caddalada,
Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta
Wasiir C/risaaq Yaasiin C/lle
Wasiir ku xigeen Max’ud Saciid Xusen
2.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta
Reer Miyigi
Wasiir C/llahi Axmed jamac
-Wasiir ku xigeen Yuusuf Axmed Khayr
-Wasiir ku xigeen Cali Yuusuf Cali Xoosh
3.
Wasaaradda Amniga
Wasiir C/llahi Saciid Samater
-Wasiir ku xigeen Cabdi Yaasiin Xirsi
4.
Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Dr. Faarax Ali Jamac
-Wasiir ku xigeen Cabdi Ibraahim Warsame
-Wasiir ku xigeen Yuusuf Dahir Qodax
5.
Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrika Caalamiga ah
Wasiir Nuuradiin Aaden Diiriye
-Wasiir ku xigeen Saynab Ugaas Yaasiin
-Wasiir ku xigeen Cali Axmed Gamuute
6.
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo daaqa
Wasiir Axmed Xuseen Yuusuf
-Wasiir ku xigeen Dr. Nuur Axmed Yuusuf
-Wasiir ku xugeen C/weli Xirsi Nuur
7.
Wasaaradda Caafimaadka
Wasiir Dr. Bashir Cali Biixi
-Wasiir ku xigeen Dr. Maxmed Xirsi Ducaale
-Wasiir ku xigeen Maymuun Cabdi Ducaale
8.
Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
Wasiir Warsame Cabdi Shirwac
-Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden
9.
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka
Wasiir Eng. Daahir Khaliif Faarax
-Wasiir ku xigeen Warsame Aaden Guulled
-Wasiir ku xigeen C/risaaq Yuusuf Cilmi
10.
Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Biyaha
Wasiir Xasan Cabdi maxmed
-Wasiir ku xigeen Burhaan Cilmi Xirsi
11.
Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Wasiir Suleemaan Ciise Axmed
-Wasiir ku xigeen C/kariim Saalax Cali
12.
Wassaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Wasiir Caasha Geelle Diiriye
-Wasiir ku xigeen Xaliimo Max’ud Maxamed
13. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo
Sportiga
Wasiir Maxamed Nuur Cagweyn
-Wasiir ku xigeen Axmed Cigaal Cawaale
14. Wasaardda Ilaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo
Dalxiiska
Wasiir C/qani Yuusuf Cadde
-Wasiir ku xigeen Cismaan Cawad Cali
15. Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Wasiir Eng. C/risaaq X. Gacayte
-Wasiir ku xigeen Eng. Max’ed Ciise Lacle
16. Wasaaradda Duulista hawada iyo
Garoomada
Wasiir Axmed Cilmi Cismaan
-Wasiir ku xigeen C/llahi Jamac Roorshe.
17. Wasiiru Dawlaha Ganacsiga Maxa’ud
Faarax Max’ed
F.G. Xubnaha Golaha Dawladda oo aan
liiskan ku jirin dib ayaa laga soo magacaabidoonaa.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu
Madaxweynuhu saxiixo.
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Farole)
Madaxweynaha Puntland
webmaster@ceegaag.com |