Casho sharaf loo
sameeyay Bandhig Carweedka Buugaagta Af-Soomaaliga iyo
Macnaha Soomaalinimada oo xalay lagu qabtay ACEDONE
(Boston.
July 24, 2009 Ceegaag Online)
Waxaa xalay lagu soo
dhaweeyay qoraayada iyo daabacayaasha wakhtigooda qaaliga ah
u huraya in Afka Hooyo ee Soomaaliga iyo Soomaalinimaduba ka
cidhib tirmin dunida guudkeeda magaalada Boston ee caasimada
gobolada layku yidhaahdo ingiriiska Cusub (New England).
Waxaa xaflada soo qaban
qaabiyay magaalada keenay bandhig carweedkan
ururka African Community Economic Development of New
England(ACEDONE).
Hadalo gaagaaban
oo ay goobta ka soo jeediyeen labada Prof. ee Jawaahir iyo
Idil Dahgayso
Abwaan Cabdicasiis oo ka
hadlaya gabay uu tiriyay 1980 kii gabaygan oo saadaaliyay
dhibkaSoomaalidakusoo socday ee aanu maanta ka wada
dharegsanahay gabaykan Kuhaanka ah ayaa waxaa layidhaahdaa
Kadaraa Dumaal raba
Dahgayso
Buugaagta maanta lasoo
bandhigayo waxaa kamida kuwan hoos ku daabacan
Jaaliyada reer Boston ee
casho sharafta yimid waxaa ka mid ahaa daawo sawiradooda
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |