Ugargaar wiilkani
Xanuunsan ilaahay ha ku barakeeye.
(Soomaaliya.
July 25, 2009 Ceegaag Online)
Wiilkani lagu magacaabo Maxamed Mukhtaar
Axmed oo xanuunsanaa muddo 4sano ah ka dib markii uu dhashay
oo uu ka dhacay umulasadii ka dhalinasay Hooyadii.
Isagoo da'diisu tahay 4 sano waxaana wiilkani haysata
dhibaato Internal ah ka dib markii ay dareemayaashi dhinteen
isagoo markii uu dhalanayay ka dhacay umulisadda ilaa iminka
oo uu 4 sano jirsadayna wax dareen ah malaha xanuun badan
ayaa uu dareemayaa wiilkani dhibaatadu haysato Waxaa loogu
baaqayaa dadka soomaalida ah ee qurbaha jooga inay u
gargaarana wiilkani dhibaatadu haysato ayna kadamqadaan
dhibka noocaani ah waxaana aad kala xiriiri kartaa
waalidiintii dhalay wiilkani iyo Eheladiisa.
AABAHA DHALAY:-
1-Mukhtaar axmed nuur
Mobile:0025290-724547
2-C/laahi Maxamed Bariise
0025290-790017
Email:bariise77@hotmail.com
MUDDO FARABADAN AYAA LA GEEYAY RUGAHA
CAAFIMAADKA HOOS KA AKHRISO NATIIJADII BAARITAANADDA.
ILAAHAW CAAFIMAAD SII U GARGAARA
WIILKANI SOOMAALIYEED E DHIBAATADU HAYSATO.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |