Dawlada Marooko oo si
cadhaysan xidhiidhka ugu Jartay Shiicada Reer Iiraan iyo
dawladoodaba Gabdhaha aan laqabin ee quruxda badana u
dhaafinasa Baxrayn.
(Marooko. March 09, 2009 Ceegaag Online)
Boqortooyada marooko ayaa xidhiidhlii Diblaatiyadeed u
jartay wadanka Iiraan kadib markii ay ku eedeesay inay
dawlada Iiraan ay Shiiceesiinayaan reer marooko oo ay
shiicoka dhigayaan.
Wasiirka arimaha dibadaeeMarooko ayaa u sheegay in ilaa
jimcahan foodainagu soohayaay ku kalaBaalal
rogtaanlabadoodadalee Marookoiyo Iiraan. Halka wasiirka
arimaha dibada ee reer Iiraan
Monouchehr Mottaki ayaa talabadan ku tilmaamay inay tahay
mid loo yeedhiyay Boqortooyada balse aanay ahayn mid ay
iyagu iskood u go’aansadeen.
Dhibaatadan iyo is aaminaad la’aantan soo kala dhex gashay
labada wadan ayaa bilaabatay mar uu wiigii hore Ayaatulaaha
reer Iiraan shaki galiyay Xukunka Al-Khaliifayaasha reer
Baxrayn.
Boqortooyada Baxrayn ayaa waday Soo daad gureenta dad Suni
ah oo ay kazoo daad gureenasay wadamada Carabta iyada oo ka
cabsi qabtay in laga horkeeno shacabkeeda oo u badan
Madhabta Shiicada.
Baqor Maxamedka Lixaad ee reer Marooko ayaa qandaraas lagu
siiyay inuu Baxrayn usoo diro dadka reer Marookaanka ah
siiba kuwa Quruxda badan ee Gabdha aan laqabin ah.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |