Baaq ay soo saareen
Jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts,
United States of America
(Boston, Nov
19,
2009 Ceegaag Online)
Ku:
Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Ku:
Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland.
Ku:
Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland.
Ku:
Golaha Walkiilada Dowladda Puntland.
Ku: Odey
dhaqameedyada deeganadda Puntland.
Og:
Shacabiweynaha Puntland Gudaha iyo Dibada.
Ujeedo:
Talo bixin
Haddii
aynu nahay waxgaradka, Culimaa;udiinka, Aqoonyahaniinta,
Siyaasiyiinta, Ganacsatada, dhalinyaradda ee ka soo jeeda
deegaanadda Puntland iyo Jubaland ee gobolka Massachusetts
waxaan TALO u soo jeedineynaa Maamulka Dowlada Puntland in
aan marnaba loo dhiibin qof Soomaali ah Dowladda Itoobiya.
Waxaan
kula talineynaa hadii aynu nahay Jaaliyadaha ka soo jeeda
Puntland iyo Jubaland ee degan Gobolka Massachusetts ee
cariga Mareykanka, talooyinkan hoos ku xusan.
1. In
marnaba Dowlada Puntland aysan isku dayin in ay u dhiibaan
Itoobiya Muwaadin Soomaali ah.
2. In
ay Dowladda Puntland ku kalsoonaato Ilaahey iyo shacabkeeda
nabadda jecel.
3. In
haddii Dowaldda Puntland ay qabato Muwaadin Soomaaliyeed oo
dambi ka galay Dowladaha aan dariska nahay in la horkeena
Maxkamadaha Dowladda Puntland.
Gabagabadii BAAQA Jaaliyaddaha Puntland iyo Jubaland ee
Gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka waxay taageersan
yihiin marwalba Horumarka, Nabadgalyada, kala dambeynta ka
jirta deegaanada Puntland iyo Maamulka Dowladda.
Waxaan ka
rajynaynaa Maamulka Dowlada Puntland heer walaba in ay naga
aqbalaan talooyinka aan u soo jeedinay.
Baaqaan
waxaa saxiixay waxgaradka, aqoonyahaniinta, culimaa’udiinka,
Ganacsatada, iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda deeganadda
Puntland iyo Jubaland ee Gobolka Massachusetts, USA.
Fiiro
Gaara: Dowladda Puntland waxaan u gudbinay mid la mid ah
BAAQAN.
ALLAAHU
AKBAR WALILAAHIL XAMDU
Puntland
Guuleysta Aakhiro iyo Aduunba
1.
Yusuf Osman Samantar (Barda Cad)
2.
Dr. Mohamed A. Warfa
3.
Prof.
Mohamed J, Faarah
4.
Abdulaahi Gurxan (Abdullaahi Madey)
5.
Abdulkadir Maxamud Maxamed (Abdulkadir Hindi)
6.
Shiikh
Abdulaahi Faarax Anshuur
7.
Shiikh
Tawakal Yusuf Ismacil
8.
Dr. Maxamed Ismaacill
9.
Warsame
Aaden Faarax
10.
Hassan
Maxamed Yuusuf
11.
Abdirizaq
Dalmar
12.
Suldaan
Abdirzaaq Ali Baale
13.
Maxamed
Hassan Ercolino
14.
Ali Feer
15.
Maxamed
Jaamac Guulwade
16.
Abdulaahi
Maxamud Maxamed (South Korea)
17.
Said
Saleebaan Geele
18.
Awil
Faarax Foodcade
19.
Abdixman
Ahmed Minjir
20.
Sacid
Mohamed Ali (Sacidduwe)
21.
Abdulkadir
Abdulaahi
22.
Shafi
Salah Nur
23.
Hassan
Abshir Mohamed
24.
Mursal B
Jamac
25.
Nuur
Faarax Muuse
26.
Fitax
Aaden
27.
Mahad
Masuulka
28.
Camaan
Mohamed Afgaab
29.
Mohamed
Abdi Ashkir
30.
Mohamed
Aden
31.
Liibaan
Jamac Maxamed
32.
Caydaruus
Cabdulaahi
33.
Deeqo
Mohamed Jibriil
34.
Hussein
Jama
35.
Mohamed
Abdi Yuusuf (Gaafaa)
36.
Deeqo
Mohamed Jibriil
37.
Luul
Faarax Gaalooti
38.
Mandeq
Mohamed
39.
Faadumo
Abdulaahi Baqow
40.
Ayaan
Faarax
41.
Aziza Aden
Diiriye
42.
Najax
Cawil Xine
43.
Fardus
Suldan
44.
Ubax H
Afweyne
45.
Halimo
Abdiqani
46.
Sahro
Warsame
47.
Hilow
Hashi
48.
Iman Hashi
49.
Hudo Hashi
50.
Faadumo
Ibraahim
51.
Saciido
Fitilik
52.
Salma Cali
Mire
53.
Jowharo
Xogsade Abdi
54.
Fartun
Abdi
55.
Halima
Mohamed Axmed
56.
Faadumo
Mohamed Yuusuf
57.
Luul
Mohamed Shire
58.
Halima
Mohamed Shire
59.
Ayaan
Shiikh Nuur
60.
Bashiir
Abdullahi Mohamed
61.
Abdi Nur
Faarax
62.
Hashim
Abdiqani Shiekh-Siraji
|
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |