Oday
Soomaaliyeed oo lagu weerar midi magaalada AUBURN, ee
gobolka Maine
(G. Maine USA, Nov
25,
2009 Ceegaag Online)
War nagasoo gaadhay magaalada
Soomaalidu ku sii sinqaso ee AUBURN, ee kutaala gobolka
Maine ayaa sheegaya in oday Soomaaliyeed oo 73 jir ah lana
yidhaahdo Axmed Guuleed ay weerareen dhalinyaro isugu jirta
cadaan maraykan ah iyo Soomaali.
Warar laysla dhexmarayo ayaa sheegaya
in odayga la weeraray kadib markii laysku maan dhaafay beec
gaadhi lakala iibsanayay balse arinta ayaa hada waxaa
kacanta ku haya ciidamada amaanka ee magaalada.
Wixii warar ah ee arintaa kazoo kordha
ha u daymo la’aac Ceegaag Online.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |