Innaa Lillaahi Wa
Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Maxamed Yuusuf Geedeeye oo ku
geeriyooday Hargeysa.
(Hargeysa, Oct
24,
2009 Ceegaag Online)
Waxaa Shalay ku
geeriyooday Magaalada Hargeysa Allaha u naxariistee
Xaaji
Maxamed Yuusuf Geedeeye
oo si weyn looga ga yaqaannay loogana
tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Soomaalidu dagto gaar ahaan
Gobolada Waqooyi.
Alle ha unaxariistee
Xaaji Maxamed Yuusuf
Geedeeye
waxa uu ahaa Nin ku can baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad
Jacayl, wuxuu Xaaji Maxamed ka mid ahaa Halgamayaashii usoo
Halgamay Gobonimodoonkii Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan
Gobolada Waqooyi.
Xaaji Maxamed Yuusuf
Geedeeye
ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee laga soo
doortay Gobolada SSC isagoo ka mid ahaa xildhibaanadii sida
aadka ah uga shaqeeyay israacii labada Gobol ee Waqooyi iyo
Koonfur bishii July 1, sanadkii 1960.
Taariikh nololeedkii
Xaaji Maxamed Geedeeye oo faahfaahsan dib ayaanu idinka
soo sheegidoonaa.
Reer Xaaji Cali Cilmi, Reer Cali Cawl iyo Reer Xaaji Cali
Abokor ayaa tacsi gaarsiinaya dhamaan
Reer Yuusuf Geedeeye
meelkasta ay joogaan iyagoo uga tacsiyeyneyna Geerida
naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee
Xaaji
Maxamed Yuusuf Geedeeye waxaan ilaahay uga
baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir
iyo iimaan inaga wadasiiyo
Aamiiin.Aamiin. Aamiin.
Ascww
Ani goo Ku hadlaya magaca Dhamaan Reer Maxamed Aden REER
{Jaamayare.}
Abdirisaaq M Aden
Nimce
M Aden
Maxamud
M Aden
Abdul M
Aden
Abbdirahmaan m Aden
Mahad M
Aden
Bishaaro M Aden
Jaamac
M Aden
Farxaan
M Aden
Abdulqadir M Aden
Waxaan
Tacsi u diraynaa Geerida Naxdintalleh Ee ku timi Xaaji Maxamed
Yuusuf geedeeye waxaan Leenahay Illaah naxariistiisa iyo
Janatulfardowsa hageeyo marxuumka.
Anaga iyo reer yusuf geedeeyana hanaga siiyo Samir iyo
iimaan. Amiin Amiin Amiin
************************************************************************************************************
Aniga oo ah
Quule Cabdi Gurey waxaan tacsi u dirayaa saaxiibkey
Cabdicasiis Xaaji maxamed iyo dhamaam ehelaada Xaaji Maxamed
Geedeeye waxaana ilaahey uga baryayaa in uu xaajiga janadii
ka waraabiyo iyaga uu samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
ANAGOO AH
REER HAYBE AW CALI WAXAANU TACSI TIIRAAN LEH UDIRAYNAA
DHAMAAN REER GEEDEYE MEE KAS TAY JOOGAANBA ANAGOO UGA
TACSI DAYANA GEERI DII KU TIMAD MARXUUM XAAJI MAXAMED
GEEDEEYE, OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA Hargeysa. Waxaanu
leenahay Marxuumka Ilaahay Janadii fardowsa ha ka Waraabiyo,
eheladii, qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo
iimaan ka ha ka siiyo Aamiin .Aamiin Aamiin
Waxaa Tacsida
Diraya
1. XAAJI
CIBAADO C/LAAHI AAR
2. MAXAMUD HAYBE AW CALI
3. CABDIRISAQ HAYBE AW CALI
4. KHATIN HAYBE AW CALI
5. FAYSAL HAYBE AW CALI
6. LAKI HAYBE AW CALI
7. FARDUS HAYBE AW CALI
8. AMIINA HAYBE AW CALI
9. NASHAAD AXMED HAYBE
10. NACIIMA AXMED HAYBE
11. MAXAMED MAXAMUD HAYBE
12. SICIID MAXAMUD HAYBE
13. NAJIIB CABDI HAYBE
IYO DHAMAAN REER HAYBE AW CALI
MEL KASTAY JOOGAAN BA WAXAY TACSI
UDIRAYAAN REER GEEDEEYE
wxaanu ilaahay uga baryayaa Marxuunka Geeriyoodey in ilaahay
ka Waraabiyo Janatul Fardowsa
Amiin Amiin
Amiiin
************************************************************************************************************************
Anigoo ah Geeddi Cali Yuusuf waxaan Tacsi u dirayaa
Eheladi iyo Qarabaadi uu ka geeriyooday
Xaaji Maxamed (Geedeeye)
Nafkasta Maalinteeda ayay Dhimanaysaa sidii uu ilahaayba
Quraankiisa inoogu sheegay, Ilaahay Janadi Fardawsa ha ka
waraabiyo, Inagana samir iyo Iimaan hanaga wadasiiyo Waxaan
leenahay INAALILAHAALI WA INAA ILAYHI JAARUJICUUN.
Xaaji Maxamed Wuxuu ahaa Halyeey ay u bogeen Umadda oo idil
Meel kastaba ha joogaan, Lafdhabar buu ahaa Geeridiisana
waxay taabatay Dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa
Goboladda SSC.
**************************************************************************************************************
Inaa
Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Anigoo
ah Maxamed C/llaahi Kaahin waxaan Tacsi tiiraanyo leh
gaarsiinayaa Dhamaaan Reer Geedeeye Geerida Naxdinta leh ee
ku timid ALLE ha unaxariistee Xaaji Maxamed Geedeeye
waxaan
leenahay Marxuumka ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
dadkii uu ka tegayna Ehel, Awlaad iyo qaraabo ilahaay samir
iyo iimaan haka siiyo; Aamiin Aamiin.
**********************************************************************************************************************
Dhamaan
Maamulka iyo Howlwadeenada Hay’ada Waxbarashada iyo
Horumarinta Reer Miyiga ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano
SCERDO Waxay Tacsi u
dirayaan Dhamaan Reer Yuusuf
Geedeeye geerida ku timid ALLE ha unaxariistee
Xaaji Maxamed Geedeeye oo
shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Waxaa Tacsida diraya
- Jamaal Xaaji Cali Cilmi
- C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji)
- Ismaaciil Xasan (Ismail Sanlooran)
- Axmed Cabdicasiis Warsame (Axmed
Dheere)
- C//laahi Xasan Dhooble
- Riyaadh faarax Cali Cadmeed
- Ayaan C/llaahi Shariif
- Naciima C//laahi Shariif
- Maxamed Ciise Ismaaciil
- Luul Ibraahim
- Cali Cabdi Geeddi
- Amaal Cabdi Ciise
- Khaalid Saalax Maxamed Lacde
- Liibaan Maxamed X. Cali
- C/nuur Saalax Maxamed
Waxay si
gaar ah Tacsi ugu dirayaan C/fataax
Maxamed Geedeeye iyo C//laahi Maxamed Geedeeye oo
ka mid ah Maamulka Hay’adda SCERDO
geeridii ku timid Aabahood Xaaji
Maxamed Yuusuf Geedeeye oo shalay oo Jimce ahayd
ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, Waxaan Ilaahay uga
baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan Reer
Geedeeye na samir iyo Iimaan kasiiyo. Aamiin
**********************************************************************
Anagoo kala ah
1.
Maxamuud cabdi maxamed ( quule gurey)
2.
Cumar Jaamac Ahmed, (ayro)
3.
Khadar Saleebaan mire
4.
Saadaq nuur geedi
5. Cabdi
yaasin yuusuf
6.
Cali cabdala cilmi
7.
Cabdiqaadir maxamed shooble
8.
Farxaan ciise kaahiye iyo
Dhamaan dhalinyada Soomaaliyeed ee reer austeria waxaanu
halkaan tacsi uga direynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu
ka baxay Marxuun Xaaji Maxamed
Yuusuf Geedeeye oo ku geeriyoodey magaalada
hargeysa .waxana dhamaantayo leenahay in marxuunka janadii
eebbe ka waraabiyo .qoyskii iyo qaarabadii uu ka baxayna
samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
***************************************************************
Anagoo
kala ah
1. Maxmauud
Wade Debay
2. Cawil Maxamuud Wade
3. Saynab Maxamuud Wade
5. Saleebaan Maxamuud Wade
6. Cali
Maxamuud Wade
7. Maxamed Maxamuud Wade
8. Cabdiraxman Maxmauud Wade
9. Cabdirisaaq Maxamuud Wade
10. Ibraahim Maxmauud Wade
11. Xassan Maxamuud Wade
12. Cismaan Maxamuud Wade
13. Axmed Maxamuuud Wade
14. Muxyadiin Maxamuud Wade
15. Xusseen Maxamuud Wade
16. Jaamac Maxamuud Wade
17. Aamina Maxamuud Wade
18. Khadiija Maxamuud Wade
19. Xaawo Maxamuud Wade
20. Saynab Maxamuud Wade
21. Canbaro Maxamuud Wade
22-Siraad Maxamuud Wade
23. Sahra Maxamuud Wade
24. Cabdilaahi Maxamuud Wade
25. Saafi Maxamuud Wade
26. Nadiifo Xaaji Axmed
27.
Xussen Saleebaan Dhagaweyna
28. Cabdilaahi Saleebaan Dhegaweyne
29. Racwi Xaaji Axmed
30. Cadar Saleebaan Dhegaweyne
31. Cabdinuur Saleebaan Dhegaweyne
32. Cawil Saleebaan Dhegaweyna
33. Xaali Saleebaan Dhegaweyne
34. Faadumo Axmed Wade
waxaanu tacsi u diraynaa qoyska iyo ehelada iyo qaraabada
geeridii ku timid ilaahay haunaxariistee
Xaaji
Maxamed Yuusuf Geedeeye
ilaahay janadii fardawsa hakawaraabiyo xaajiga aamiin
faataxadana waanu usoo
maraynaa dhamaantayo.
*************************************************************************************************************************
Jaaliyada Soomaalida ee dalka Sweden gaar ahaan caasimada
waqooyiga Sweden ee Sundsvall, ayaa waxaan tacsi halkan u
marinaynaa ilaahay u naxariistee eheladii iyo qaraabadi uu
ka geeryooday Xaaji Maxamed
Geedeeye. ilaahay waxaan uga baryaynaa marxuumka
inuu ka waraabiyo janadii fardowsa ehelkiiisana samir iyo
iimaan ka siiyo.
Dadka tacsi diraya ayaa kala akuwan hoos ku qoran:
1. Oday cabdilaahi nuur
2. Axmed nuur cabdiraxmaan yuusuf.
3.Axmed jaamac cali.
4. Khaliif cali faarax
5. Amaal warsame
6. Faysal cabdilaahi cali yogol
7. Cumar sheekh abubakar
8. Cabdirisaaq maxamed faarax
9. Caasha cabdiyuusuf
10.Cabdale cabdi majabe
11.Sucdi cabdi maxamuud.
waxaan leenahay samir iyo iimaan meel kastoo ay jooogaan
Reer Geedeeye insha allah ilaahayna waxaan ka baryaynaa inuu
naxariistii janada fardowsa ka waraabiyo.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |