Mahadcelin ka timid Qoyska
Reer Xaaji Maxamed Yuusuf Geedeeye.
(Ottawa, Oct
30,
2009 Ceegaag Online)
Mahad
Celin – Thank You
Anagoo ah
qoyska reer Geedeeye, eheladii iyo asxaabtii uu ka
geeryooday Xaaji Maxamed Yusuf Geedeeye waxaanu aad ugu
mahad naqaynaa eheladii, qaraabadii, asxaabtii,
masuuliyiintii iyo dhammaan dadkii nagala qayb galay aaskii
iyo tacsidii marxuum Xaaji Maxamed Yusuf Geedeeye oo 23kii
bishan Oktober ku geeryooday magaalada Hargeysa.
Ugu horeyn
waxaanu leenahay JAZAKUMU LLAHU KHAYRA. Sida aad in badan ku
celceliseena waxaanu ilaahay marxuunka uga rajaynaynaa inuu
naxariistii janno ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo
iimaan inaga siiyo ………...AAMIIN …… AAMIIN……. AAMIIN.
Waxaanu si
gaara ugu mahad naqaynaa:
-
Suldaan
Maxamed Xasan Ibrahim
-
Marwo Adna
Adan iyo dhakhaatiirta iyo shaqaalaha Adna Hospital
-
Mudane
Maxamed Siciid Ducaale iyo masuuliinta shirkadda
Dahabshiil
-
Hassan Abdi
Cawad
-
Ahmed Siciid
Cige iyo idaacadda BBC laanta Af Soomaaliga
-
Maxamed
Cabdillahi Cabsiiye iyo dhammaan qoyska reer Cabsiiye
-
Rashid Xaji
Yasin
-
Hassan Hirad
Yasin
-
Amina
Hussien Xaji Hassan
-
Saynab
Cabdillahi Cabsiiy
-
Layla
Cabdillahi Cabsiye
-
Yasin Garuf
Nur
-
Fuad Caydiid
Maxamed
-
Xaaji Cabdi
Baradho
-
Maxamud
Axmed Nadiif
-
Xasan Shaybe
-
Cabdiqani
Xaji Ibrahim
-
Cabdirisaaq
Khalif
-
Madaxdii,
masulliyiinta, salaadiintii iyo dhammaan dadweynihii reer
Hargeysa ee ka qayb galaya aaskii marxuunka.
-
Masuuliyiinta shabakadaha internetka: Afnugaal, Ceegaag,
Jidbaale, Xargaga, Boocameonline, Somalilandpatriot,
lasanod, Hadhwanaagmedia, Hrufdhi,
allhawd, widhwidhonline.
-
Iyo dhammaan
intii noogu timi tacsida ama naga soo tacsiyadaysay
shabakadaha internetka, telefoonada iyo e-mailada iwm.
MAHADSANIDIN……MAHDSANIDIN
……..MAHADSANIDIN.
webmaster@ceegaag.com |