Shil sababay dhimasho iyo
khasaare xoolo farabadan oo ka dhacay degmada Boocame kadib
markii gabi halkaasi kuyaala uu hoos u dumay
(Boocame
Feb 16, 2010 Ceegaag Online)
Eng. C/laahi Mursal Cumar oo ka waramaya Dhul go'ida
Dhagayso
Meel u jirta 20 km degmada Boocame ee
gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacday shil sababay dhimasho iyo
khasaare xoolo farabadab kadib markii dhulkaasi ku yaalay uu
ku soo dumay Carruur loo diray inay xoolaha Raacaan oo hoos
fadhiyey godwayn oo kuyaalay duleedka magaalada Boocame ee
gobolka Sool.
Hadaba Ceegaag online ayaa taleefoonka magaalada Boocame
kula Xidhiidhay C/laahi Mursal Cumar oo ah Madax shirkada
isgaadhsiinta golis ee dhinaca ENJINEERINka oo isagu
halkaasi tagay Ceegaag Online ayaana Masuulkaasi waydiisay
inuu faah faahin naga siiyo shilkii halkaasi ka dhacay iyo
inta uu ka ogtahay wararkaasi hogaasi dumay lala sheegay
inuu ka dhashay dhulgariir.
Cali Dhagjar
Ceegaag Online
Buuhoodle
webmaster@ceegaag.com |